-
War Cusub: Xisbiga KULMIYE Oo Maanta Samaynaya Xil Ka Qaadis Iyo Magacaabis
May 10, 2022(SLT-Hargeysa)-Xariir Xirsi Adar oo ka mid ahaa musharixiintii dhacay ee xisbiga Kulmiye uga tartamayey gobolka Maroodijeex...
-
Joe Biden Oo Saxeexay Sharci Ukrain U Ogolaanaya In Hubka Mareykanka Ay Amaahato Ama Ay Kireysato
May 10, 2022(SLT-Washington)-Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa saxeexay sharci ogolaanaya in Ukraine ay hub ka amaahato ama ka...
-
Safiirka Ruushka Ee Poland Oo Ay Weerareen Debedbaxayaal Cadhaysani
May 10, 2022(SLT-Warsaw)-Wararka ka imanaya caasimadda dalka Poland ee Warsaw ayaa sheegaya in debedbaxayaal ka cadhaysan dagaalka dalka...
-
KULMIYE Oo Maanta Yeelanaya kulan xasaasi ah oo lagaga hadlayo arrimo la xidhiidha mustaqbalka Xisbigaasi.
May 10, 2022Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye, ayaa la filayaa in maanta salaasa ah uu yeesho kulan...
-
“Waxay iila muuqataa khudbad aan NUXUR lahayn iyo “Shimbirayahow heesa”…” Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Khudbad Sannadeedii Madaxweyne Biixi
May 9, 2022Khudbadda Madaxweynaha ee muddo-dhaaftay: Haddii warbixinta ay xambaarsan tahay aanay xaqiiqada ku qotomin ama tahay mid...
-
Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex Oo maanta Bilowday dhageysiga dacwadda Wariyeyaasha saddexda ah ee ku xidhan Hargeysa.
May 9, 2022Waxa maanta ka bilaabantay maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ee Hargeysa dhageysigii koobaad ee dacwadda ka dhan ka...
-
Maxkamadda Ciidanka Oo maanta Dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe Saalax Bullaale oo ka tirsanaa ciidanka Milatariga Somaliland
May 9, 2022Maxkamadda Ciidanka Millatariga Somaliland maanta ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Gaashaanle Dhexe, Saalax Bullaale Jaamac...
-
“xaata haduu Aabahay madaxwayne ahaan lahaa in wax la waydiiyo waa jeclaan lahaa ana hadaan ahay aanaaba codsan lahaa in wax la i waydiiyo…”
May 8, 2022Walaw aanay jirin Qodobo Dastuuriya oo si cad u diidaya ama u ogolaanaya in M.wayne Suaalo...