-
“Madaxweynaha Xilka Ugu Sareeya Ee Qaranka Looguma Dooran Inuu Gobolada Dalka Kala Qaybiyo Oo Hadba Gobolka Uu Joogo Uu Amaano, Gobolada Dalke-na Uu Wax Ka Sheego…” Xildhibaan Xuseen Cige
February 28, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Xuseen Maxamed Cige, oo ka mid ah xildhibaanada Golaha wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka Ee...
-
Xisbiyada Mucaaradka Oo Shirkii Xisbigga KULMIYE Ku Tilmaamay Mid Horseeday Fawdo Sharci
February 28, 2019(SLT-Hargeysa)-Xisbiya mucaarada ee Somaliland Ucid iyo Waddani ayaa xukuumada Somaliland ku dhaliilay inay guud ahaanba sharcigii...
-
Qadar Oo 20 Milyan Oo Doollar Ugu Deeqday Soomaaliya Iyo Somaliland Oo Faro-madhan Ka Taagan Taageerada Imaaraadka Carabta
February 28, 2019(SLT-Doha)-Amiirka dalkaQatar Sheekh Tamiim Bin Xmaad Al-thaani ayaa ku dhawaaqay inay Miisaaniyadda dawladda Soomaaliya ee sannadkan...
-
Hindiya Oo Ka Dalbatay Pakistan In La Sii Daayo Duuliyiha Diyaaradii La Soo Riday
February 28, 2019(SLT-Delhi)-Hindiya ayaa ka dalbatay Pakistan inay sii deyso duuliyihii diyaaraddii la soo riday, kaddib markii dowladda...
-
Maxkamad Sannad Xadhig Ah Ku Xukuntay Muwaadin Soomaali Ah Oo Isku Dayay Inuu Qaniino Askari.
February 28, 2019(SLT-Malta)-Maxkamad ku taalla dalka Malta ayaa ku xukuntay Muwaadin Soomaali ah oo dalkaas qaxootinimo ku joogo...
-
Sweden Oo Xidhay Qof Looga Shakiyay In Uu U Basaasayay Dalka Ruushka
February 28, 2019(SLT-Sweden)-Qof u shaqeeya shirkad Sweden laga leeyahay oo ka shaqaysa tiknoolajiyadda ayaa la xidhay isaga oo...
-
Xildhibaan Ka Tirsan Barlamaanka Cusub Ee Puntland Oo Shil Gaadhi Ku Geeriyooday
February 28, 2019(SLT-Boosaaso)-Waxaa xalay shil gaadhi ku geeriyooday alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Faarax Mire oo ka...
-
Isbarbar Dhigga Awoodda Hindiya Iyo Pakistan
February 28, 2019(SLT-Pakistan)-Waxaa heer aad u xun mareysa xiisad colaadeed oo u dhaxeysa dalalka dariska ah ee Hindiya...
-
Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Goor-dhawayd Soo Gaadhay Somaliland Iyo Ujeedada Safarkooda
February 27, 2019(SLT-Wajaale)-Madaxweynaha Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa goor-dhawayd soo gaadhay...
-
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Wada-hadallo La Yeeshay Amiirka Dowladda Qatar
February 27, 2019(SLT-Doha)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar dalka Qatar ayaa maanta wada hadallo la yeeshay Amiirka...