-
FBI Oo Ka Digtay Falal Dembiyeedyo Ku Soo Waajahan Mishiinnada Lacagta Lagala Baxo Ee ATM Loo Yaqaanno
August 28, 2018(SLT-Washington)-Xafiiska dembibaadhista Federaalka Maraykanka ee FBI magaciisa loo soo gaabiyo ayaa ka digay in dembilayaasha Internet...
-
DAAWO: “Madaxweyne Waa In Tallaabo Sharci Ah Laga Qaado Caarre…” Xisbiga UCID Oo Ku Baaqay In Uu Tallaabo Adag Ka Qaado Kornayl Caarre
August 28, 2018(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay in uu tallaabo...
-
Hoggaamiyayaasha Dunida Ugu Isticmaalka Badan Shabakadda Twitter Iyo Madaxweynaha Ugu Horreeya Afrika?
August 28, 2018(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyayaasha Dawladaha illaa Ardayda Dugsiyadda ayaa si darandoori ah u adeegsada isticmaalka Aalladda Twitterka oo ka...
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Joojiyey Cashuur-dhaafka La Samayn Jiray
August 28, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-186/082018, ku...
-
DAAWO: “Maayir Muraad Waxa Uu Hore Kala Qaybiyay Xaafadaha Magaalada Burco Hadda Waxa Uu Kala Qaybinayaa…” Waxgaradka Degmada Dhoqoshay
August 28, 2018(SLT-Burco)-Waxgaradka iyo Odaayasha Degmada Dhoqoshay ayaa eedaymo culus u jeediyay Maayirka Burco Maxamed Yuusuf Cabdiraxmaan Muraad,...
-
Madaxweyne Biixi Oo Wareegto Ku Dhaqan-Geliyey Xeer Si Toos Uga Hor-Imanaya Diinta Islaamka Oo Ay Hore Uga Digeen Golaha Guurtidu
August 28, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-191/082018, ku...
-
Dowladda Soomaaliya Ka Hadashay Maxaabiis Soomaali Ah Oo Ka Baxsatay Xabsiyada Dalka Liibiya
August 28, 2018(SLT-Tripoli)-Dagaal u dhaxeeya kooxo hubeysan oo Liibiyaan ah ayaa ka dhacaya magaalada Tripoli ee caasimada dalka...
-
Hay’adda Human Rights Watch Oo War Ka Soo Saartay Xadhiga Cabdi Maxamuud Cumar
August 28, 2018(SLT-Addis Ababa)-Iyadoo maalintii shalay xabsiga loo taxaabay madaxweynihii hore ee dowlad deegaan-ka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud...
-
Iran Oo Dacwad Ka Dhan Ah Maraykanka Horgeysay Maxkamadda Adduunka
August 28, 2018(SLT-Iran)-Isniintii shalay ayey xarunta Maxkamada Adduunka (ICJ) ay ka bilaabatay dhageysiga dacwada uu dalka Iran kasoo...
-
AMISOM Oo Garoonka Muqdisho Stadium Ku Wareejisay Dowladda Soomaaliya
August 28, 2018(SLT-Muqdisho)-Warsaxaafadeed ay soo saartay dawlada faderaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dawladu ay ciidamada...