-
Xiisadda Mareykanka Iyo Iiraan Oo Saameysay Dalka Ciraaq Iyo Mareykanka Oo Xidhaya Safaaradii Uu Ku Lahaa Magaalada Basra
September 30, 2018(SLT-Basra)-Mareykanka wuxuu sheegay inuu albaabada isugu dhufanaya qunsuliyadda uu ku leeyahay magaalada Basra ee ku taalla...
-
Kooxdii Jabhadaynta Ka Waday Gobolka Sanaag Oo Waanwaan Nabadeed Lala Galay Iyo Suldaan Ka Warramay
September 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Sudaan Cali Yuusuf Cabdi (Badda-Cas) oo ka mid ah Salaadiinta Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo ayaa shaaca...
-
Xisbiga WADDANI Oo Shaaciyey In Gobolada Sool Iyo Sanaag Loo Diiday Deeqdii Waxbarasho Ee Itoobiya Siisay Somaliland, Taas Bedelkeedana Puntland Deeq Waxbarasho U Fidisay
September 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Axmed Daamur oo ka mid ah masuulyiinta xisbiga WADDANI ayaa waxaa uu maanta shaaciyey...
-
Midowga Yurub Oo Sheegay In Isbeddel Ballaadhan Laga Sameeyey Waxbarashada Somaliland
September 29, 2018Warbixin Midowga Yurub Soo Saaray Oo Ammaantay Tallaabooyin Ay Wasaaradda Waxbarashaddu Qaadday Xukuumadda Somaliland ayaa Balanqaaday...
-
Saraakiisha Ciidamada Puntland Oo Ka Warbixiyey Dagaal Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Garoowe
September 29, 2018(SLT-Garoowe)-Taliska ciidammada xasilinta magaalada Garoowe ayaa ka warbixiyey howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen magaaladaasi iyo sidoo...
-
Shirka Dib U Heshiisiinta iyo Nabadaynta Ee Beelaha Koonfurta Gobolka Sool Oo Maanta Markale Si Rasmiya Ugu Furmay Magaaladda Laascaanood
September 29, 2018Laascaanood (Somalilandtoday)- Shirka dib u heshiisiinta iyo nabadaynta beelaha koonfurta Gobolka Sool ayaa saaka ka furmay...
-
Sharci Ahaan Suurtagal Ma Tahay In Cafis Loo Fidiyo Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Garyaqaan Ka Warramaya
September 29, 2018(SLT-Addis Ababa)-Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, oo shalay markii saddexaad...
-
DAAWO: Taliye Ku-Xigeenka Booliska Somaliland Oo U Hanjabay Beelo Ku Dagaalamay Gobolka Sool, Amaro Culus Faray Ciidammada Booliska Gobolka
September 29, 2018(SLT-Laascaanood)-Taliye Kuxigeenka Ciidamada Boliska JSL Oo Amaro Adaga Faray Ciidamada Iyo Taliyaha Qaybta Gobolka Sool Mar...
-
DAAWO: “Madaxweynaha Waxaan Uga Digayaa Inuu Xisbiga KULMIYE Bur-buriyo.”Cabdiramxaan UBAXLE
September 29, 2018(SLT-London) Cabdiraxmaan UBAXLE oo ka tirsan Xisbiga KULMIYE ayaa ugu baaqay Madaxweyne Muuse Biixi in aanu...
-
DAAWO: “Guriga Uu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Jiro Waxaanu U Diiwaangalinay Hantida Qaran…” Wasiirka Hawlaha Guud
September 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Dhulka ee Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi Wasiirka ayaa Sheegay Inay Guriga Madaxweyne Muuse Biixi...