-
Labada Xisbi Mucaarad Ee UCID Iyo WADDANI Oo Aqbalay Go’aankii Guddida Dhexdhexaadintu Soo Saartay Ee Ahaa In Komishanka Cusub La Kala Diro Lana Soo Celiyo Guddidii Hore.
December 17, 2019(SLT-Hargeysa)-Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go’aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee ahaa...
-
DAAWO: “Maxamuud Xaashi Ha La Maxkamadeeyo, Hantidhawr-na Ha La Galiyo…” Xisbiga KULMIYE Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Maxamuud Xaashi, Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu Tallaabo Adag Ka Qaado
December 12, 2019(SLT-Hargeysa)-Xisbiga KULMIYE Oo Eedaymo Culus Ku Miisay Ex-Wasiir Maxamuud Xaashi, Madaxweyne Biixi Ugu Baaqay In Uu...
-
DAAWO: “Waanu Joojinay Wada-shaqayntii Muuse Biixi, Qawlkiisa Iyo Ficilkiisu Isma Laha..” Faysal Cali Waraabe
December 10, 2019(SLT-Hargeysa)-Madax ugu sarraysa xisbiyadda mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID ayaa maanta kulan xasaasi ku yeeshay...
-
JABUUTI Oo Ka Hadashay Saldhig La Sheegay Inay Siisay Ciidamada Badda Itoobiya
December 4, 2019(SLT-Jabuuti)-Dowladda Jabuuti ayaa markii ugu horreysay ka hadashay warbixino ay baahiyeen warbaahinta gudaha dalka Itoobiya oo...
-
Sacuudiga Oo Waji Cadaawadeed Tusaysa Dowladda Soomaaliya Kadib Markii Ay Tallaabadaan Qaadeen.
November 30, 2019(SLT-Muqdisho)-Dowladda Sacuudi Carbaiya ayaan weli wax jawaab ah kasoo bixin safiir ay xukuumadda Federaalka u magacowda...
-
“Xayndaabka Miyir-qabka Hadday Xukuumaddu Ku Soo Noqon Weydo, Fili Maayo Jidkan Qodaxda Leh Ee Ay Qaaday Inay Dadka Ku Sii Dhiqi Karayso…” Abwaan Weedhsame
November 20, 2019Q Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil w Weedhsame oo ka mid ah abwaanad dhaqanka Somaliland ayaa qoraal...
-
DAAWO: “Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Midna Fadhiga Iguma Salaamo…”Cabdiqaadir Jirde
November 2, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI ayaa waayeelnimo u diray shacbiga reer Somaliland, Halkan hoose ka...
-
“Madaxweynuhu Xabeeb Buu Leeyahay Oo Xabad Baa Hunguriga Kaga Dhacday, Gabiley Isaga Oo Mayd Ah Ayaa Laga Qaaday Oo La Geeyay Addis Ababa…” Wasiirka Dastuurka Somaliland
October 30, 2019(SLT-Wasiirka wasaaradda dastuurka Somaliland ayaa si weyn uga cadhooday eedaymo uu xisbiga UCID u jeediyay xukuumadda...
-
Qodobo Ka Soo Baxay Shir Beesha HABAR-JECLO Ku Qabsatay Dalka Ingiriiska
October 29, 2019(SLT-Hargeysa)-Qodobo Ka Soo Baxay Shir Beesha HABAR-JECLO Ku Qabsatay Dalka Ingiriiska, Halkan hoose ka DAAWO
-
DAAWO: “Muuse Waxaan U Sheegaya In Dulqaadka Shacbigu Uu Xuduud Leeyahay Dalkana Aanu Ka Yeeli Karin Sida Uu Isagu Doono…” Guddoomiye Cirro Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Muuse Biixi
October 22, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa eedaymo culus u jeediyay...


