-
Beelaha HABAR-JECLO iyo GARXAJIS Oo Is Laab-xaadhanaya
March 3, 2020(SLT-Hargeysa)-Hoggaanka Madax-dhaqameedka Beelaha Habar Jeclo iyo Gar-xajis ayaa shaaciyey inuu 15-ka bishan Magaalada Burco ka qabsoomayo...
-
Itoobiya Oo Qirtay In Wada Xaajoodkii Biyo-Xidheenku Natiijo La’aan Ku Soo Dhamaaday
February 15, 2020(SLT-New York)-Kulan u dhexeeyey dalalka Itoobiya, Masar iyo Suudaan, kuna saabsanaa khilaafka biyo-xidheenka GERD ayaa ku...
-
Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul Uga Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Biixi
February 15, 2020(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa xukumadda madaxweyne Biixi ugu baaqay in...
-
Madaxweyne Trump Oo Ka Badbaaday Xil Ka Qaadis + Dacwaddii Loo Haystay Oo La Laalay
February 6, 2020(SLT-Washington)-Aqalka Senate-ka Mareykanka ee uu hoggaamiyo xibisga Jamhuuriga ayaa xalay cod u qaaday kaddibna laalay labadii...
-
Maraykanka, Imaaraadka Iyo Israa’iil Oo Yeeshay Kulan Qarsoodi Ah Oo Loogu Tashaday IRAN
February 5, 2020(SLT-Dubai)-Sida ay qortay Axios Dowladaha Mareykanka, Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta ayaa yeeshay kulan qarsoodi ah oo...
-
Xiisad Cusub Oo Ka Dhex Qaraxday Somaliland Iyo Jabuuti
January 23, 2020(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa markii u horeysay ka hadashay xadhig Internet...
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Beesha Caalamka U Ballanqaaday Inuu Dhammaadka Bishan Kala Diraayo Koomiishankii Doorashooyinka Ee Lagu Muransana.
January 20, 2020(SLT -Hargaysa) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mud Muuse Biixi Cabdi ayaa u ballanqaaday Waddamada Somaliland ka tageera...
-
DAAWO: “Waan Qarinayay Ee Madaxweynuhu Wuu Ila Dagaallamay Hooyadayna Wuu Caayay, Caagad Uu Gacanta Ku Hayayna Wuu Igu Soo Tuuray Anig Oo Xafiiskiisa Jooga …” Faysal Cali Waraabe
January 13, 2020Eng. Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha xisbiga UCID, ayaa sheegay in madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu hooyadii...
-
Qaabka Uu Mareykanku Ku Helay Xogta Safarkii General Qasem Soleimani Iyo Basaasiintii Kala Shaqeeyay
January 10, 2020(SLT-Baghdad)-Jaajuusiin la shaqeeya Mareykanka oo ku kala sugan garoomada diyaaradaha ee Damascus iyo Baghdad ayaa ka...
-
DAAWO: “Waxa La Igu Yidhi Maxamuud Xaashi Ayaad Baraha Bulshada Ka Taageertay…” Guuleed Maxamed Ismaaciil Oo Ka Hadlay Sababta Looga Caydhiyay Shaqadii Madaarka Hargeysa
December 18, 2019(SLT-Hargeysa)-Guuleed Maxamed Ismaaciil Oo Ka Hadlay Sababta Looga Caydhiyay Shaqadii Madaarka Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO


