-
Baarlamaanka Dalka Taiwan Oo Feedh Iyo Dagaal Ku Kala Ciilbaxay.+SAWIRO
July 17, 2020(SLT-Taiwan) Baarlamanka Dalka Taiwan ayaa dagaal gacan ka hadal ah iyo feedh ku kala ciilbaxay. .Arrintan...
-
Shacbiga Somaliland Oo Siwayn U Soo Dhaweeyay Heshiiska Doorashada Ee Xisbiyada.
July 12, 2020(SLT-Hargaysa) Shacbiga Somaliland oo khaati ka joogay muddo dhaafka xadhkaga goostay ee Golaha Wakiilada iyo Golayaasha...
-
Jilaaga Caanka Ah Ee Amitabh Bachchan Oo Laga Helay Xanuunka Covid-19.
July 12, 2020(SLT-Hindia)Amitabh Bachchan, oo Soomaalida aflaanta Hindiga daawata ay u yaqaanaan Cali Dheere ayaa laga helay Fayraska...
-
Taiwan Oo U Hakisay Xafiiskii Ay Somaliland Ka Furan Lahayd Xayiraada Labada Diyaradood Air Arabia Iyo Fly Dubai.
July 9, 2020(SLT-Taiwan) Dawladda Taiwan ayaa shacisay inay hakisay furitaanka Xafiiskii Wakiilka u fadhiyi laha Somaliland, sababta hakinta...
-
MUQDISHO: Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaliya Iyo Wakiilka Midawga Yurub Oo Garoonka Kubadda Cagta Orod Guclayn Ah Ku Sameeyay .
July 8, 2020(SLT-Muqdisho) Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaliya Mud. Xasan Cali Khayre iyo Wakiilka Midawga Yurub ee Somaliland iyo...
-
IRAN Oo Soo Saartay Waaran Caalami Ah Oo Lagu Soo Xidhayo Donald Trump
June 29, 2020(SLT-Tehran)-Dawladda Iiraan ayaa soo saartay amar xadhig ah oo ka dhan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, iyadoo...
-
Xildhibaan Ingiriis Ah Oo Sheegtay Inaanu Ingiriisku Raali Ka Ahayn Midnimadii Ay Somaliland Lixdankii La Gashay Soomaaliya
June 28, 2020(SLT-London)-Magaalada London ee Caasimadda boqortooyada Ingiriiska waxa lagu qabtay Munaasibad loogu dabbaal-degay Xuska lixdan Guurada Xornimada...
-
Dullucda Khudbad Shan Bog Ah Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ku Gilgilay Shirkii Somaliland & Soomaaliya Uga Furmay Jabuuti.
June 15, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta shirkii wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya ee ka...
-
“Waanu Ku Dagaalamaynaa Xornimadayada, Ma Aqbalayno…” Dareenka Shacabka Somaliland Ee Wadahadallada Jabuuti ka furmay
June 14, 2020“Dhicis hadduu naga nool yahay, waanu ku dagaalamaynaa xornimadayada, ma aqbalayno wixii aanu lixdankii luminay in...
-
13 Mashruuc Oo Imaaraadku Ka Fulinayeen Somaliland Oo Dhammaantood Faashil Ku Dambeeyey
June 11, 2020Qoraa Cabdiraxmaan Fidhinle oo ah Aqoonyahan reer Somaliland ah inta bandanna ka hadla am aka faallooda...