-
Qorshaha Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Garnaqsiga Cabdiraxmaan Saylici
September 3, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa la sheegay inuu qorshaynayo in shirweynaha...
-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadallo Cadho Leh Kaga Jawaabay Qado Sharaftii Dhawaan Loo Sameeyay Maxamuud Xaashi Iyo Kooxdiisa, Safiir Baashe Cawil Ku Cannaantay
September 2, 2020(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa dareen cadho leh ka muujiyay...
-
Booliska UK Oo Madaxiisa Dul-dhigay Lacag Muwaadin Soomaali British Ah Oo Lagu Magacaabo Cabdi Cali
September 1, 2020(SLT-London)-Booliska UK ayaa madaxiisa dul dhigay lacag muwaadin Somali British ah oo laba sanno ah baadi...
-
14 Milyan Oo Dollar Oo Laga Musuqay Madaarka Burco Iyo Qaylo-dhaanta Guddida Horumarinta Togdheer
August 31, 2020(SLT-Burco)-Eng. Faarax Yuusuf (Faarax Xadhigle) oo ka mid ah Guddida Horumarinta Gobolka Togdheer ayaa sheegay in...
-
“Cashuurta Ka Soo Baxda Suuqa Waaheen, Madaarka Iyo Sayladda Xoolaha Midna Waxba Looguma Qabto Dadka Deegaanka…” Boqor Raabi
August 18, 2020(SLT-Hargeysa)-Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in...
-
Ma Dhabaa In Khilaaf Soo Kale Dhex-galay Mas’uuliyiinta Madaxtooyadda Somaliland Iyo Afhayeenkii Madaxweyne Muuse Biixi??
July 27, 2020Afhayeen Maxamuud Oo Muddo Dhowr Bilood Ah Debad Wareeg Noqday Iyo Qasriga Madaxtooyadda Oo La Weriyey...
-
Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir Oo Waajahaya Dil Toogasho
July 22, 2020(SLT-Khartoum)-Madaxweynihii hore ee Suudan, Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa waxa maanta lasoo taagay maxkamad, iyadoo maxkamadeyntiisu ay...
-
Jaamacadda Oxford Oo Ku Guulleysatay Tallaalka Cudurka Coronavirus
July 22, 2020(SLT-London)-Jaamacadda Oxford ee ku taalla dalka Britain ayaa ku guulleysatay inay hesho tallaal ayey u badantahay...
-
JABUUTI Oo Ka Hadashay Dib U Bilaabista Wadahadallada Somaliland Iyo Soomaaliya
July 22, 2020Dawladda Jabuuti ayaa sheegtay inay ku hawlan tahay diyaarinta saaxadii lagu geli lahaa wadaxaajoodyo lagu guulaysto...
-
Sucuudiga Oo Somaliland Ka Fulinaya Mashruuc Ay Ku Baxayso $2 Milyan Oo Doollar
July 21, 2020(SLT-Riyadh)-Hay’adda King Salmaan ee gargaarka iyo bini’aadannimada ee dalka Sucuudiga, ayaa qalinka ku duugtay mashruuc biyaha...