-
Wafti Ay Hogaaminayaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Ciidammada Birmadka Iyo Millatariga Oo Hawlgalo Ka Fuliyey 16 Tuulo Oo Hoos Yimaada Degmada Ceel Afweyn
July 24, 2018(SLT-Ceel-afweyn)-Wafti Ballaadhan Oo Iskugu Jira Xukuumada Iyo Ciidamada Qaranka Iyo Birmadka Ayaa Saaka Kormeer Iyo Hawl...
-
DAAWO: “Suldaan Haddii Dhagahaagu Maqli Waayeen Somaliland La Wada Leeyahay, Waxa ay Maqli Doonaan Somaliland La Kala Leeyahay” Caaqil Rashiid Jaambiir Oo Si Adag Ugu Jawaabay Suldaan Xasan
July 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Chief Caaqil Rashiid Maxamed Jaambiir Oo ka mid ah madax dhaqameedka Beelaha Somaliland ayaa si adag...
-
“Muuse Biixi Iyo Farmaajo Mid-na Go’aan Kama Gaadhi Karo Tukaraq” . Madaxweynaha Puntland Oo Mar Kale U Hanjabay
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa isaga jooga magaalada Brussels ee dalka Belgium...
-
“Farmaajo Waxa Uu Iigu Dhaartay…” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Gaar Ah Oo Uu La Yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay shirkii maamulada Soomaaliya iyo beesha caalamka...
-
“Somaliland Ma Soconayso Haddii Waxa La Wada Yeelan Waayo…” Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Arrimo Xasaasi Ah
July 18, 2018(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Siiro oo hadal ka jeedinayay munaasibad lagu furayay Hotel cusub ayaa ku baaqay in...
-
DAAWO: Abwaan Aadan Tarabi Oo Eedo Dulsaaray Dadkii Jeegaanta U Kala Qaybiyay Somaliland, Maanso Qiiro Lehna U Jeediyay Rer Ceel-afwayn
July 14, 2018(SLT-Ceerigaabo) Abwaanka caanka ah ee Aadan Tarabi Jaamac oo kamid ah Abwaanada waawayn ee rer Somaliland...
-
DAAWO: “Haddii Aanu Reer Sool Nahay Dagaalka Tuke-Raq Nalaguma War Gelin Dhulkana Anagaa Leh…” Cali Khaliif Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Ay Somaliland Ku Qaaday Deegaanka Tuke-raq
July 12, 2018(SLT-Laascaanood)-Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa waxa uu sheegay in aanu garanayn sababta ay Ciidammada Somaliland...
-
DAAWO: “Qori Isu Dhiibka Ma Riwaayad Ba La Jilaya…” Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Cidda Lagu Wareejinayo Guddoomiyenimada KULMIYE
July 10, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye mudane Jaamac Shabeel ayaa ku dooday in aanay suuro gal...
-
“Qaybtii Libaaxa Weeye: Huuno Calaacalka Naga Daaya” Muniir Axmed Cigaal
July 9, 2018In badan oo hadana badan xiligii aan xitaa KULMIYE kamidka aha ayaan odhan jiray “Waar Dalkii...
-
Somaliland Ma Ka Badbaadi Doontaa Damaca Siyaasiyiin Hore Isugu Seegay Saaxadda, Uur-kutaallo Siyaasadeed Oo Hayb Qabiil Xambaarsan Iyo Saamaynta Nidaamyada Beelaysan
July 5, 2018(SLT-Hargeysa)-Marxaladihii kala duwanaa ee Somaliland soo martay tan iyo markii ay madax bannaanida kala soo noqotay...


