-
Heshiis Maal-gashi Oo Ay Dhawaan Xukuumadda Muuse Biixi Baahisay Inay La Gashay Bangi Shiine Ku Yaalla Oo Waxba Kama Jiraan Noqday
August 27, 2018(SLT-Hargeysa)-Heshiiskii Maal-gashi ee qiimihiisu ku kacayay Halka Bilyan ee Dollar ee ay 14-kii Bishan August Wasaaradda...
-
DAAWO: “Waa Markii Ugu Horraysay Ee Somaliland Gudaheeda Jabhad Lagaga Dhawaaqo”. Sheekh Aadan Siiro Oo Farriin Culus U Diray Madaxweyne Biixi
August 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (Aadan Siiro) oo la hadlayay dadkii salaadda ciidda ku tukanayay garoonka xawaadle...
-
Xildhibbaan Nac-nac Oo Madaxweynaha U Soo Jeediyay Inuu Ruqsada Kala Noqdo Shirkada SOMCABLE Oo Hore Kooto Loogu Xidhay Internetka Viper Optic
August 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Madaxweyne Muuse Biixi u...
-
DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeer Si Toos Ah Uga Hor-imanaya Diinta Islaamka Iyo Xildhibaannada Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay, Baaq-na U Diray Madaxweynaha
August 12, 2018(SLT-Hargeysa)-Golaha Wakiillada Oo Ansixiyay Xeer Si Toos Ah Uga Hor-imanaya Diinta Islaamka Iyo Xildhibaannada Guurtida Oo...
-
DAAWO: “Waan Dagaalamaynaa Jabhad Ayaanu Samaynaynaa..” Beel Degta Inta Badan Gobollada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Shir Aayo Ka Tashi Oo Ka Dhan Ah Somaliland, Hanjabaad Culus Dirtay
August 12, 2018(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka Beesha Madhibaan (Gabooye) ayaa maanta ku dhawaaqay shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan...
-
DAAWO: Golaha Wakiillada Oo Mar Kale Soo Bandhigay Fadeexado Iyo Caddaymo Musuq-maasuq Oo Dul Hoganaya Wasiirro Ka Tirsanaa Xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo
August 9, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddiga daba-galka iyo ilaalinta hantida qaran ayaa mar kale soo bandhigay caddaymo eedaymo musuq-maasuq oo dul...
-
DAAWO: “Dadka Fidnada Ka Wada Whatsapp Illahayow Naga Qabo Oo Xanuuno Aan La Garanay Ku Salid…” Boqor Buurmadow Oo Farriin Culus U Diray Dadka Colaada Huriya
August 7, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay xalinta colaada Ceel-afweyn waxaanu habaaray dadka hawlan hurinta...
-
Warancade Oo Ka Hadlay Saluugga Laga Muujiyay Waayo-aragnimada Xubnaha Xukuumadda Iyo Musuqmaasuqa Lagu Eedeeyey Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumaddii Siilaanyo
August 2, 2018(SLT-Hargeysa)-La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Cali Maxamed Warancadde, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka,...
-
DAAWO: “Xildhibaannada Reer Gabiley Ee Qabyaalada Ku Tageeray Madaxweynaha Waxanu U Sheegaynaa…” Golaha Degaanka Caynaba Oo Is Barbartaagay Maayarka Burco .
July 28, 2018(SLT-Caynaba)-Xildhibaannada golaha Deegaanka ee degmada Caynaba ayaa u soo jawaabay golleyaasha deegaanka Degmada Berbera iyo Gabiley,...
-
Xildhibaan Fashiliyay Cidda Ka Dambaysa Dagaal Saaka Ka Bilaamay Gobolka Sanaag Iyo Sidda Uu Ku Bilaamay + Khasaaraha Dhabta Ah Ee Ka Dhashay
July 24, 2018(SLT-Ceeryaan)-Gobolka Sanaag ayaa maanta waxa ka dhacay dagaal u dhaxeeya laba beelood oo salka ku haya...