-
DAAWO:”Madaxweynaha Iyo Suuratu Nuur Ayaan Isku Eegaya”Jaamac Shabeel Oo Siweyn U Hadlay.
September 30, 2018(SLT-Hargeysa)-Jaamac Ismaaciil Cige waxa uu sheegay in xilka qaadistiisu aanay sharci ahayn iyo in jagada guddoomiye...
-
“Haddii Ay Habluhu Timahooda Qaawiyaan Dhibta Ku Jirtaa Maxay Tahay….” Fannaanada Caanka Ah Ee Sahra Halgan Oo Si Weyn U Difaacday Dugsiga Abaarso Tech
September 26, 2018(SLT-Hargeysa)-Fannaanada Caanka Ah Ee Sahra Halgan ahna Mulkiilaha xaruunta madadaaalada ee Hiddo dhowr ee Hargeysa Oo...
-
“Cidla Ayuu Inaga Helay Cabdiwali Gaas…” Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Ka Hadlay Xidhiidh Uu Sucuudigu Somaliland La Yeesho Iyo Safarkii Cabdiwali Gaas Ee Gobolka Sanaag
September 25, 2018(SLT-Hargeysa)-Prof. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, iyo masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa...
-
Isbarbar Dhiga Tayada Ay Leeyihiin Golihii Wasiirrada Ee Ugu Horreeyey Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumada Muuse Biixi, Maxaa Sabab U Ah Saluugga Badan Ee Shacabka
September 25, 2018Kala Duwanaanshiyaha Xubnihii U Horreeyay Ee Uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo U Xushay Xubnaha Golihiisii Wasiiradda Iyo...
-
DAAWO: “Qof Leh Faysal Waa Tuug Waa In Uu Igu Soo Caddeeyaa…” Faysal Cali Waraabe Ka Hadlay Xaaladda Dalka Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland
September 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddomiyaha xisbiga UCID oo xalay ka qayb galay xaflad oo loo qabtay jaaliyadda Sucuudiga ee ku...
-
Madaxweynihii Hore Ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Soo Taagay Isagoo Katinadaysan.
September 14, 2018(SLT-Addis-ababa)Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta la soo taagay maxkamad ku taal magaalada...
-
“Marka Aynu Qarannimo Doonayno Maaha In Ay Isku Reer Noqdaan Madaxweynaha, Jananka Iyo Wasiirka Khaarajigu”.
September 13, 2018(SLT-Hargaysa)Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye (Xil. Gacan) oo ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in dheelliga...
-
DAAWO: Telefeeshinka BBC-da Oo Waraysi Toosa La Yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI
September 4, 2018(SLT-London) Telefeeshinka BBC qaybtiisa Soomaaliga ayaa waraysi toosa la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI...
-
Warbixin Ay Reuters Qortay Oo Soo Bandhigay Sida Ay UAE Awoodeeda Ugu Fidisay Dunida Oo Ay Somaliland Ku Jirto
September 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa warbixin dheer oo falanqayn ah ka diyaarisay saamaynta ay dawladda Imaaraadka...
-
Madaxweyne Biixi Oo Wareegto Ku Dhaqan-Geliyey Xeer Si Toos Uga Hor-Imanaya Diinta Islaamka Oo Ay Hore Uga Digeen Golaha Guurtidu
August 28, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-191/082018, ku...


