-
DAAWO: “Madaxweynaha Cadaaladda Ka Fulin Waayay Dhulkii Ilma Xasan Dalab Ayaa….”Ramaax
October 29, 2018(SLT-Hargaysa) Maxamuud Saleebaan Cali (Ramaax) oo badhasaab ka soo noqday badi magalooyinka Somaliland ayaa ka hadlay...
-
“In Muqdisho Loo Daad Gureeyo Dhaawicii Gobolka SOOL Waxay Bar Madaw Ku Tahay Xukuumadda Muuse Biixi “Xisbiga UCID
October 27, 2018(SLT-Hargaysa) xisbiga UCID ayaa nasiib-darro taariikhiya ku tilmaamay in dadkii ku dhaawacmay dagaal Beeleedkii gobolka Sool...
-
DAAWO:”Xirsi Waxaanu Ku Kala Baydhnay Siilaanyo Dabadii Reerka Iyo Qaranka Xaggaa Loo Hayaaminaya “Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi
October 27, 2018(SLT-Hargaysa) Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi oo xalay ka qayb galay munaasibad lagu daah...
-
DAAWO:”Saacado Kooban Dhawaqii Koomiishanka Ayaan Aqbalay Natiijada Waxaase Yaab Leh In Madaxweynuhu Sannad Kadib Shaki Ku Jiro, Wixii Uu WADDANI Ka Sheegay Run May Ahayn”.Guddoomiye Cirro
October 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro ayaa jawaab waafi ah ka...
-
“Kalmada Tanaasul Ee Uu Isticmaalay Guddoomiye Cirro Waa Sax Qanuunka Doorashada…” Prof Cabdi Cali
October 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Marka laga tago kaftankiisa dacaayadda ah ee uu hoosta ka tuuro had iyo jeer, wuxu caddeeyey...
-
Qaylada Beesha Caalamka Ee Dilkii Saxafi Jamal Khashoggi Oo Isu Baxday Iyo Warbixin Halka Wax Marayaan.
October 22, 2018(SLT-London)Dalalka Britain, Faransiiska iyo Jarmalka ayaa Sacuudi Carabiya ugu baaqay inuu sharraxaad degdeg ah uu ka...
-
SOMALILAND: “Qasrigaasi Kugu Filan” Abwaan Weedhsame Oo Si Mugweyn Uga Hadlay Madaxtooyadda Cusub Ee Xaraf Laga Dhisaayo..
October 10, 2018QASRIGAASI KUGU FILAN. Hindisaha dhisitaanka madaxtooyada cusub, halka go’aankeedu ka soo baxayaa waa guriga looga taliyo...
-
Saxafi Mucaarid Ku Ah Boqortooyada Sacuudiga Oo Lagu Waayay Safaaradda Istanbul Ku Taala Iyo Madaxweynaha Turkiga Oo Meel Adag Iska Taagay.
October 7, 2018(SLT-Istanbul)Jamaal Khashooggi Oo ah nin Sucuudiya oo Qoraa ah. Wuxuu u shaqeeyaa Jaraa’idka Washington Post ee...
-
Fanaanada Caanka Ah Ee Farxiya Fiska Oo Bandhig Faneed Laysku Arkay Hargaysa Ku Qabatay.
October 5, 2018(SLT-Hargaysa) Fanaanada Farxiya Axmed Cadaawe (Farxiya Fiska) oo Hargaysa socdaal ku joogta ayaa xalay bandhig Faneed...
-
DAAWO: “Qolada Subeer Awal Ragga Ma Kala Saarto Oo Annaga Ayaa In-dhawaydba Kala Saaraynay Oo Waatay Muuse Biixi-ba…” Boqor Buurmadow
October 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa ka hadlay ayaa ka hadlay arrimo kala duwan, Halkan hoose...


