-
“Mucaaradnimadii Abtiyaashay Walaxaa Ka Dhiman ..“ Muniir Axmed Cigaal
November 22, 2018Arrin dabiici ah weeye adduunka horumaray Afrika oo dimuquraadiyadu ku yartahay iyo Carab & Cajab in...
-
Xukuumadda Muuse Biixi: Sannad kadib. Waxay ku uruuraysa weedhi ahayd “Ma sidaan moodayay mise siday noqotay”.!
November 17, 2018Sannad ayaa u dhammaaday Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi. 21-November 2017-kii ayuu Koomiishanku ugu dhawaaqay Murashaxiintii KULMIYE....
-
DAAWO: Dib U Xasuuso Dhaliishi Muuse Biixi Madaxweyne Cigaal Ugu Jeedin Jiray Inuu Isku Xeeray Dad Qabiilkiisa Wada Ah.
November 13, 2018(SLT-Hargaysa)Waxaan halkan akhristayaasha ugu soo gudbinayaa Mid ka mid ah hadalladii ugu adkaa ee uu wakhti...
-
Muuse Biixi Madaxweyne Sannad Ku Waayay Kalsoinidi Shacabka
November 11, 2018(SLT-Hargaysa) Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo sannad madaxa ka jarayaa intuu Xukunka hayay ayaa gabi ahaan...
-
Tabashada Axsaabta Mucaarid ah ee WADDANI Iyo UCID Ee Ku Aadan Koomiishanka & Xukuumadda Isku Milmay.
November 7, 2018War-saxafadeed…. Xisbiyada UCID iyo WADDANI iyagoo oo la jaanqaadaya dareenka shacbiga reer Somaliland, iyagoo og in...
-
“Muuse Biixi Wuu Dheel Dheelayaa Wax Kasta Oo Doorasho La’aanta Ka Yimaada Isagaa Qaadi Doona”Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI
November 5, 2018(SLT-Hargaysa)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa jawaab adag ka bixiyay...
-
SOMALILAND: Madaxweyne Rer Hargaysa Ah Waa Markii Koobaad Maxa Laga Filaayay?
November 2, 2018Intii Jamhuuriyadda Somaliland xorriyadeeda la soo noqotay 1991-kii, waa markii koobaad ee Madaxweyne rer Hargaysa ahi...
-
Fallo: Madaxweyne Muuse Handaraabka Handaraabyada.
October 31, 2018(SLT-Hargaysa)Wasaaraddii Warfaafinta ee ballaadhnnayd, isbeddel weyn ayaa ku dhacay, tan iyo intii uu yimid ninkaa Ina...
-
“Doorashooyinkii Wakiilada Iyo Golayaashada Degaanku Dibay U Dhacayaan“. Xisbiga KULMIYE +Xukuumadda.. WAAYAHAYE DANBIGA YAA ISKALEH….???
October 30, 2018Guddoomiyaha Guurtida Saleeban Maxamuud Aadan ayuu aha masuulkii ugu sareeyay hay’adaha Dawladda ee todobaadkan ina dareensiiya...


