-
Garyaqaan Mubaarik Cabdi Oo Gabi Ahaanba Joojiyay Shaqadii Uu Bulshadda U Hayay Kadib Markii Sharcigu Shaqayn Waayay Siduu Sheegay.
September 18, 2019(SLT-Hargeysa)-Garyaqaan Mubaarik Cabdi Oo Muddo Saddex Sanno Ah Joojiyay Shaqadii Uu Bulshadda U Hayay Iyo Sababta,...
-
Maxamuud Xaashi Oo Bilaabay Olole Xooggan Oo Ku Doonayo Guddoomiyenimada KULMIYE+ Madaxweyne Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Oo Shir Ka Yeeshay Qorshihii Ay Kaga Hortageen Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
September 11, 2019(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu bilaabay olole uu ku raadinayo...
-
“Muuse Aad Ayuu Jabuuti Ugu Noqnoqdaaye, Toloow Ma Geellaa Duruustii Kali-Talisnimada Soo Siiya? Keli-Talisnimo In Kugu Filan Alleba Kuu Dhaliye Iska Soo Noqo…” Abwaan Weedhsame
September 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa naqdiyay safarka uu Madaxweyne Muuse Biixi ku tagay dalka Jabuuti....
-
Xildhibaan Reer Kenya Ah Oo Shaaciyey In La-joogo Wakhtigii Soomaaliya Iyo Dunidu Kale Aqoonsan Lahayeen Jamhuuriyadda Somaliland.
September 2, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Reer Kenya Ah Oo Shaaciyey In Somaliland Joogto Wakhtigii Ay Soomaaliya & Dunidu Aqoonsan Lahayd,...
-
Ilhaan Cumar Oo Sheegtay In Mar Kale Dil Toogasho Ah Loogu Hanjabay
August 31, 2019(SLT-Washington)-Ilhaan Cumar oo ah gabadh Soomaali ah oo ka tirsan xildhibaannada xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Maraykanka...
-
Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Kulankii Shalay Dhex-maray Madaxweyne Biixi
August 27, 2019(SLT-Hargeysa)-Afhayeenka Guud ee Xisbiga WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa war qoraal ah ka soo saaray kulan...
-
SANAAG: Waa Kuma Taliyaha Miisaanka Culus Ee Ka Goostay Ciidamadda Qaranka.
August 23, 2019(SLT-Ceerigaabo)Taliye Gurey inkasta oo aanu waqti dheer is naqaanney, waxan gaar u xasuustaa waa aan guddoomiye...
-
DAAWO: “In Golaha La Xidho Iyo In Mooshinka La Hor Istaago Xukuumadda Ka Dambeysa…” Guddoome Cabdiqaadir Jirde Oo Si Adag U Eedeeyay Madaxweyne Muuse Biixi
August 17, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Waddani Md Cabdiqaadir Jirde ayaa si cadho leh u eedeeyay...
-
“Annagu Waa Soomaali-Weyn Odhan Mayno, Laakiin Waxay Ka Muuqataa Ficilkooda…..” Cirro Oo Ka Hadlay Kulanka Madaxweyne Biixi Iyo Madaxda Soomaaliya Iyo Xaaladda Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Ceel-Afweyn
August 13, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay kulan ay Magaalada Barakaysan ee MAKKA ee...
-
Kornayl Caarre Oo Diidan Kuna Gacan-saydhay Shuruud Ay Ku Xidhay Xukumadda Madaxweyne Biixi
August 10, 2019(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda madaxweyne Biixi ayaa shuruud hor leh ku xidhay fulinta heshiis dhexmara Kornayl Caarre. Xogo uu...