-
Loolan Ka Dhex Socda Urur Goboleedka IGAD (Kenya Iyo Itoobiya Oo Isku Dhinac Noqday, Iyo Jabuuti Iyo Soomaaliya Oo Isla Saftay)
October 20, 2019(SLT-Jabuuti)-Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed oo hadda ku sugan Jabuuti ayaa halkaas ka wada xalinta...
-
Xaji Cabdi Xariir Cali Alle Hawnxariisto Raggii Ragga Aha Ayuu Kadabo Tagay.
October 7, 2019Hadalkiisi Cada Ee Cadaaladdu Lingaxa U Ahayd Iyo Doorkiisi Nabadda Ayaa Lagu Xasuusan Doona.. “Inaa Lillaahi...
-
“KULMIYE Wakhtigii Uu Mucaaridka Aha Wuu Ka Xanaaqi Jiray ‘ Nabadda ilaaliya…” Xildhibaan Waabeeyo
October 7, 2019(SLT-Hargaysa)Xildhibaan Maxamed Yuusuf Waabeeye oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay heshiiska...
-
Ganacsadaha Caanka Ah Ee Cali Waraabe Oo Sheegay In Aanay Jirin Shidaal Ay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Dalka Keenayso.
October 1, 2019(SLT-Berbera) Ganacsade Cali Waraabe ayaa sheegay in aanay Jirin Shidaal ay Dawladdu Keenayso, sidaana wuxuu ku...
-
Guddoomiye Cirro Oo Khudbad Taariikhi Ah Ka Jeediyay Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga WADDANI
September 28, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa khudbad taariikhi ah oo...
-
DAAWO: “Muuse Biixi Ayaa Nin Iiga Cawday Markaas Ayaan Ku Idhi Wixii Aad Ku Samayn Jirtay Daahir Riyaale Miyaad…” Faysal Cali Waraabe
September 25, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka warramay marxaladihii kala duwanaa...
-
Boqor Cismaan Buurmadow Oo Si Mugleh Badka U Soo Dhigay Boogta Uu La Bogsanwaayay Dagaalka Beelaha Ceel-Afwayn.
September 24, 2019(SLT-Hargaysa)Boqor Cismaan Maxamuud (Buurmadow) ayaa sheegay in arrinta ceel-afwayn ee soo noqnoqotay ay ka dagi la’dahay...
-
“Dalka Waxaan Ka Badbaadinayaa Guul-darro Siyaasadeed Oo Ay Sababto Hoggaan Xumo..” Hadalkii Taariikhda Galay Ee Hoggaamiye Xirsi
September 21, 2019(SLT-Hargeysa)-Xirsi Calli Xaaji Xasan oo hadda ah Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani hore u ahaa...
-
“Hadday Somaliland Gacanta Muuse Biixi Iyo Tallo-Xumadiisa Ku Burburi Weydo, Weligeed Burburi Mayso” Abwaan Weedhsame
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka abwaaniinta caanka ah Somaliland ayaa si weyn u dhaliilay...
-
“Waanu Ka Horraynaa Dawlado Badan Oo La Ictiraafsan Yahay….” Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Somaliland Horumar Balaadhan Gaadhay 28 Sannadood Oo Ay Jirtay
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa ammaanay halka ay Somaliland gaadhay 28 sannadood oo ay ahayd...