-
DAAWO: “Boqor Buurmadow Maxaa Lagu Xidhay Haddii…” Boqor Iimaan Warsame Oo Ka Hadlay Ergo Reer Somaliland Ah Oo Safar Ku Tagtay Maamulka Puntland
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Iimaan Warsame Oo Ka Hadlay Ergo Reer Somaliland Ah Oo Safar Ku Tagtay Puntland, Halkan...
-
“Ergadii Garoowe Tagtay Waxay Ahaayeen Ergo Iskood Isugu Xilqaamay Xabbad-Joojin…” Madaxtooyadda Oo Ka Hadashay Arrimo Xasaasi Ah
July 16, 2018(SLT-Hargeysa)-Dabbaal-degga munaasibaddii 26-kii June 2018, madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo shir-guddoonka guurtida iyo wakiilladu waxay ku caddeeyeen...
-
Akhri: Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay’addaha Dawladda Somaliland.
July 8, 2018(SLT-Hargeysa)-Saamiga beelaha ee agaasimayaasha maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo hay`addaha dawlada ayaa 47 isugu jira...
-
Somaliland Iyo Puntland Oo Lagu Eedeeyay Inay Diideen Diblomaasiyaddii Qaramada Midoobey Iyo Digniin Laga Soo Saaray In Colaadda Tuke-raq Ay Ballaadhan karto
July 8, 2018(SLT-Hargeysa)-Hay’adda caalamiga ah ee xasaradaha adduunka oo magaceeda loo soo gaabiyo ICG, ayaa Hargeysa(Geeska)-Warbixin kooban oo...
-
DAAWO: “Farmaajo Shalay Markii Uu Ka Hadlay Dalka Jabuuti Waxa Been Ka Sheegay Marxuun Cigaal Oo Waxa Uu Yidhi…” Farmaajo Oo Ka Been Sheegay Madaxweyne Cigaal
July 7, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa shalay mar uu hadal ka jeedinayay waxa uu ka been...
-
Dood Adag Oo Ku Saabsan Sidda Ay Somaliland Dimoqraadiyadda Iyo Qabyaaladdu Iskula Jaanqaadi Karaan.
July 7, 2018(SLT-Hargeysa)-Dood adag iyo fallan-qayn ku saabsan sidda Somaliland ay dimoqraadiyadda iyo qabyaaladdu iskula jaanqaadi karaan, Halkan...
-
“Muuse Biixi Madaxweyne Uma Aqoonsanin Iyo Dhinac Ayaanu Ka Noqonaynaa Colaadda Ceel-afwey Kumay Jirin Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis…” Cabdillahi Geel-jire
July 5, 2018(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Cabdillahi Geel-jire) oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa ka hadlay shirkii Garxajis...
-
Maayar Reer Somaliland Ah Oo Donald Trump Ka Mamnuucay Inuu Bookhasho Ku Yimaado Magaalada Uu Maayarka Ka Yahay Oo Ku Taalla Dalka Ingiriiska
July 5, 2018(SLT-Sheffield)-Muwaadinka reer Somaliland ah oo Maayir ka ah magaalada Sheffield ee dalka Ingiriiska, Maajid ayaa sheegay...
-
“Dalku Xaalad Cusub Oo Aan Hore Loo Arag Ayuu Galay, Jiritaankeennii Wuxuu Ku Jiraa Mugdi….”Xildhibaan Bashiir Tukaale
July 5, 2018Hargeysa (Somalilandtoday)-Xildhibaan Bashiir Tukaale oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada ahna siyaasi ka tirsan xisbigga Mucaaridka...
-
DAAWO: “Maxamuud Xaashi Isaga Ayaa Saxeexay Heshiishka Hawada…..” Soomaaliya Oo Shaacisay In Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Wareejiyay Maamulka Hawada Somaliland
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda gaadiidka hawada ayaa sheegay in Ex. Wasiir Maxamuud Xaashi u saxeexay heshiis...