-
Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Shirkii Brussels, Nabadaynta Ka Socoda Ceel-afweyn Iyo Doorashooyinka Sannadka Soo Socda Qorshaysan
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si faah-faahsan uga hadlay, shirkii dhawaan lagu soo gebo-gebeeyey...
-
Wargeyska The Guardian Oo Warbixin Ku Fallanqeeyey Qaddiyada Somaliland
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Wargeyska the Guardian ee ka soo baxa dalka Ingiriiska, ayaa warbixin dheer ka qoray qaranimada iyo...
-
Guddiga Nabadaynta Ceel-afweyne Oo Meel Fagaare Ah Su’aalo Ku Weydiiyay Suldaanka Guud Ee Habar-jeclo Iyo Suldaanka Guud Ee Habaryoonis Iyo Qaabka Ay Uga Jawaabeen
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddiga Nabadaynta Ceel-afweyne Ayaa Maanta Meel Fagaare Ah Su’aalo Ku Weydiiyay Suldaanka Guud Ee Habar-jeclo Iyo...
-
DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Waxan Leeyahay Meeshii Aad Jeclaydeen Ayaad Tagteene Ha Ku Soo Noqonin Somaliland” Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay Kulankii Magaalada Brussels
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdi Qaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka tirsan mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa si adag...
-
“Hooyadiin U Sheega..” Cali Guray Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe Iyo Sababta Aanu Muuse Biixi U Dhaliilin
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadlay kulan dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo...
-
Waraabe Qofkii Afraad Habeen Hore Ku Cunay Tuulada Cabdi Geedi Ee Woqooyiga Hargeysa Iyo Dadka Deegaanka Oo Ka Cabanaya Weerar Joogta Ah Oo Uu Ku Hayo
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Wiil 8-jir ah oo Magaciisa lagu sheegay Yaxye Cabdilaahi Xuseen ayuu waraabe habeen hore ku cunay...
-
Hooyo Maraykan Ah Oo Caruur U Dhashay Wiil Soomaali Ah Oo La Musaafuriyay Oo Ka Hadashay Dareenkeeda
July 19, 2018(SLT-Washington)-Barnaamika Haweenka iyo qoyska ee toddobaadka waxaan ku soo qaadaneynaa wareysi ku saabsan dareenka hooyo maraykan...
-
Maxkamad Ku Taalla Turkiga Oo Diiday Sii Deynta Nin U Dhashay Mareykanka
July 19, 2018(SLT-Ankara)-Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Andrew Brunson oo ah...
-
DAAWO: “Waxaan La Yaabaa Dadka Yidhaahda Waxa Loo Baahan Yahay Somaliland La Wada Leeyahay” Suldaanka Guud Subeer Awal Oo Difaacay Madaxweyne Biixi
July 18, 2018(SLT-Hargeysa)-Suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan suldaan Cabdillahi Suldaan Diiriye sheegay in aanay dhegihiisu maqli...
-
DAAWO: Ciidammada Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Muwaadin Naafo Ah Oo Cabasho La-Hor Tagay Madaxtooyada Iyo Xildhibaan Nac-nac Oo Si Adag Uga Hadlay
July 18, 2018(SLT-Hargeysa)-Ciidamada booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay muwaadin, subixi hore ee saaka cabasho la hortagay xarunta...