-
DAAWO: “Farmaajo Markii Uu Tagayay Eretria Waxa Ay Ahayd In Ogaysiiyo Jabuuti..” Prof. Buubaa Oo Ka Hadlay Rabshada Ka Socda Dawlad Deegaanka Itoobiya Iyo Xiisadda U Dhaxaysa Soomaaliya Iyo Jabuuti
August 6, 2018(SLT-Hargeysa)-Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa si faah-faahsan uga hadlay rabshada ka socda dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya,...
-
Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Socdaal Kadisa Oo Ku Tagay Tuullada Fadhi-gaab + SAWIRRO
August 5, 2018(SLT-Fadhi-gaab)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed Isaga oo Ka Duulaya In Deegaanadu Dhaqan galiyeen...
-
Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Hargeysa Ku Marti-Qaado Farmaajo, Gaas, Cabdi Iley Iyo Geelle, Si Isbeddellada Mandaqadda Loogu Midoobo
August 5, 2018(SLT-Hargeysa)-Cabdiqaadir Cali Obsiiye oo loogu yeedho ‘Madaxweynaha Mustaqbalka’ isla-markaana ah Siyaasi reer Somaliland ah oo had...
-
Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Dawladda Maraykanka Oo Ka Wad-Hadlay Dagaalka Tuke-Raq Iyo Wada-Hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya
August 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la qaatay ku-simahaSafiirka, ahna safiir-ku-xigeenka...
-
Milicsiga Xidhiidh Uu Madaxweyne Cigaal La Bilaabay Ereteriya; Ujeedadii Uu Ka Gaadhay Iyo Su’aasha Mar Kale Maanta Taagan
August 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, markii 1993 loo doortay hoggaaminta Somaliland, wuxuu...
-
DAAWO: Waraysigii Ugu Adkaa Oo Lala Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay Su’aalo Adag Oo La Weydiiyay
August 1, 2018(SLT-Hargeysa)-Waraysigii Ugu Adkaa Oo Lala Yeeshay Wasiir Sacad Cali Shire Iyo Qaabka Uu Ugu Jawaabay Su’aalo...
-
DAAWO: Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Kulan Xisbigoodu La Yeeshay Wafti Culus Oo Beesha Caalamka Ka Socday.
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Hoggaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay kulan ay la...
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan Maslaxaad Ah Si Qarsoodiya Ula Qaatay Faysal Cali Waraabe
July 29, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xalay Madaxtooyadda kula kulmay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal...
-
“Itoobiya Maanta Danteeda Ayay Ka Talisay Danta Jabuuti Marna May Eegin…” Jabuuti Oo Xal U Raadinaysa Colaadda U Dhaxaysa Eritrea
July 24, 2018(SLT-Jabuuti)-Dowladda Djibouti ayaa taageero u raadinaysa heshiis nabadeed oo lagu soo af-jaro colaadda kala dhaxeysa dalka...
-
DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Waa Kii Lahaa Xabad Ha Lagu Dhufto Inantii Niciima Abwaan Qorane Ee Maanta Isaga Ayay Haysta Ee Xabad….” Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Dalka
July 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay kulankii Brussles ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya...