Stories By Wariye
-
focus
Tiktok oo la filayo in laga xidho dalka Mareykanka
April 5, 2025Shirkadda Shiinuhu waa inay iibisaa hawlaheeda Maraykanka 24-ka saacadood ee soo socda ama waxay wajaheysaa shaqo...
-
focus
Mareykanka oo ka cabsi qaba weerarrada Yemen inay saameyn ku yeeshaan
April 5, 2025Ciidamada Mareykanka oo sheegay inay ka cabsi qabaan in weerarrada Yemen ay saameyn xun ku yeelan...
-
focus
Israa’iil oo sheegtay inay dishay taliye ka tirsan ururka Xamaas ee koonfurta Lubnaan
April 5, 2025Milatariga Israa’iil ayaa sheegay Jimcihii in ay dileen taliyihii Xamaas Xasan Farhat ee gobolka Sidoon ee...
-
focus
Dawladda Hungary oo ka baxday maxkamadda ICC
April 5, 2025Hungary ayaa ku dhawaaqday inay go’aansatay inay ka baxdo Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah, kaddib markii Netanyahu...
-
focus
Trump oo la kulmaya Ahmed Al-Sharca – Yaa ka shaqeeyey?
April 5, 2025Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la filayaa inuu bisha soo socota la kulmo madaxweynaha Suuriya, Ahmed...
-
focus
Qatar oo war ka soo saartay fadeexadda ‘Qatargate” ee ka taagan gudaha Israa’iil
April 5, 2025Qatar ayaa si cad u cambaareysay islamarkaana u beenisay eedeymo sheegaya inay bixisay “lacago” lagu wiiqayo...
-
focus
Xaalad adag oo lasoo daristay muhaajiriin Soomaali ah oo laga soo tarxiilay Mareykanka
April 5, 2025In ka badan bil ayaa laga joogaa markii tobanaan muhaajiriin ah oo ka kala yimid dalal...
-
focus
Waa kuma Ra’iisul Wasaaraha soo socda ee Canada?
March 10, 2025Xisbiga talada haya ee Libaraalka ah ee dalka Canada ayaa shalay guddoomiye u doortay Mark Carney,...
-
focus
Xamaas oo beenisay inay oggolaatay xabbad-joojin ilaa dhammaadka Ramadaanka
March 10, 2025Xamaas ayaa sheegtay inay jiraan calaamado wanaagsan oo muujinaya bilaabashada wada-xaajoodyada wejiga labaad ee xabbad-joojinta Qasa,...
-
focus
TRUMP oo hakiyay hubka uu Mareykanka siiyo Ukraine
March 4, 2025Aqalka Cad ayaa xalay ku dhawaaqay in madaxweyne Trump uu hakiyay gargaarkii millatari ee ay Dowladda...