Stories By Wariye
-
focus
Qaramada Midoobay Oo Ka Deyrisay Xaaladda Bina’aadanimo Ee Dalka Yaman
July 4, 2018(SLT-Yemen)-Qaramada Midoobay ayaa walaac ka muujisay xaaladda bina’aadanimo ee dalka Yemen. Madaxa hay’ada caruurta ee Qaramada...
-
focus
“Dadka Maanta La Magaacabay Waxa Ka Mid Ahaa Qof Shaqo Dawladeed Oo Hore Looga Eryay Eedo Musuq” Garyaqaan Guuleed Dafac
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xarunta xuquuqal insaanka Somaliland Garyaqaan Guuleed Axmed Dafac ayaa ka hadlay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka...
-
focus
Barnaamijka Galka Baadhista Ee Idaacada VOA Oo Fashiliyay Hub Badan Oo Ay Soomaaliya Soo Iibsatay
July 3, 2018(SLT-Muqdisho)-Muran ayaa ka dhashay hub ay dawladda Soomaaliya 22-kii bishii aynu soo dhafanay kasoo dejisay garoonka...
-
focus
Xildhibaan Ka Soo Jeeda Bariga Burco Oo Taageeray Qodobadii Ka Soo Baxay Shirkii Garxajis, Beeshiisana Ugu Baaqay Inay Isku Yimaadaan Shir Deg-deg Ah Oo Ka Dhan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi
July 3, 2018(SLT-Burco)-Xildhibaan Cabdirisaaq Xuseen Obsiiye oo ka mid golaha deegaanka Degmada Burco ayaa si weyn u bogaadiyay...
-
focus
DAAWO: “Madaxweynuhu Waxa Uu Yidhi Golaha Guurtida Waan Ka Maarmay…” Guddoomiyaha Guurtida Oo Xilka Laga Qaadayo Iyo Buuq Ka Dhashay
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Guurtida ayaa soo jeediyay in ajandaha kalfadhigan lagu daro in...
-
focus
DAAWO: Prof Buubaa Oo Ka Hadlay Sababta Shirkii GARXAJIS Loogu Casuumi Waayey Madax-dhaqameedka Beelaha Habar-jeclo Iyo Habar Awal
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Prof Ismaaciil Maxamed Hurre (Buubaa) ayaa Ka Hadlay Sababta Shirkii Garxajis Loogu Casuumi Waayey Beelaha Habar-jeclo...
-
focus
Dagaal Ka Socda Deeganadii Shidaalka Laga Helay Ee Dalka Itoobiya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
July 3, 2018(SLT-Baabili)-Dagaal xooggan ayaa la sheegayaa inuu ka socdo gudaha magaalada Baabili oo maamul ahaan hoos timaadda...
-
focus
Cullimada Puntland Oo Jihaad Ku Tilmaamay Dagaalka Tuke-raq, Baaq Culus-na U Diray Ciidammadooda
July 3, 2018(SLT-Garoowe)-Cullimada maamulka Puntland ayaa jihaad ku tilmaamay dagaalka ka socda deegaanka Tuke-raq ee gobolka Sool una...
-
focus
Qadar Oo Maal Galinaysa Dekedaha Soomaaliya Iyo Wafti Culus Oo Muqdisho Yimi.
July 3, 2018(SLT-Muqdisho)Wafdi ka socda dowladda Qatar ayaa maanta soo gaadhay magaalada Muqdisho, kuwaasoo ujeedka socdaalkooda yahay sidii...
-
focus
Madaxweynaha Somaliland Oo Wareegto Madaxweyne Ku Magacaabay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Qaranka.
July 3, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-156/072018, ku...


