Stories By Wariye
-
focus
DAAWO: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dhawaaq Ka Soo Yeedhay Farmaajo Iyo Xaalka Maxaabiis Ay Somaliland Ka Qabsatay Maamulka Puntland
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu soo dhaweeyay hadalkii kasoo yeedhay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed...
-
focus
“Dhowr Iyo Toban Meelood Ayaa Qiiq Iyo Nabadgalyo Xumo Inagaga Baxaysaa, Ma Maanta Ayaad Golaha Dhexdiisa Dagaal Iyo Muran Keenaysaan…” Guddoomiye Saleebaan
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay in tahay in Madaxweynaha laga codsado...
-
focus
Dekadaha Soomaaliya Oo Noqday Dahab Ay Ku Loolamayaan Dalal Badan Caalamka Ahi
July 4, 2018(SLT-Muqdisho)-Waxa isa soo taraya tirada dalalka danaynaya in ay maamulaan dekada Soomaaliya, taas oo mararka qaar...
-
focus
DAAWO: Wasiirka Ciyaaraha o Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Xildhibaan Bidhi
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaano Mubaarik Bidhi oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka ee Burco ayaa shahaado sharaf ka...
-
focus
Garoonkii Diyaaradaha ee Hargaysa oo Qarka u Saaran inuu Xidhmo Kadib Dildilaac weyn oo Ku Yimid Dhabaha Diyaaraduhu ka haadaan,& Magaaladda Muqdisho oo Isu diyaarinaysa Qaabilaada Diyaaradaha Somaliland.
July 4, 2018(SLT-Hargaysa)Madaarka Cigaal International Airport ee Caasimadda hargaysa ayaa ah Madaarka qudha ee maanta ka shaqeeya Madaaradii...
-
focus
“Waan Xanuunsanayaa Oo Nabarro Ayay Igu Dhufteen, Dhakhtar In Laygeeyanna Waydiideen…..” Suldaan Cunne
July 4, 2018Hargeysa (Somalilandtoday)-Suldaan Maxamed Muuse (Cunne) oo kamid ah Madax-dhaqameedka reer Somaliland, kaasi oo xukuumadda Muuse Bixii...
-
focus
Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Wafti Ka Socday Guddiga Caalamiga Ah Ee ICRC
July 4, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka...
-
focus
DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Bilowday Deegaanka Tuke-raq
July 4, 2018(SLT-Tuke-raq)-Xukuumadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineeded Ka Bilowday Deegaanka Tuke-raq, Halkan hoose ka DAAW
-
Articles
Somaliland Waxay Uu U Baahanyahay Turxaan Bixin Iyo Axdi Dhaqameed Cusub. W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
July 4, 2018Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi. OG: Golaha Guurtidda Somaliland. OG: Oday Dhaqameedka Beelaha Somaliland....
-
Articles
Toban Qarni Iyo Taariikhda Soomaalidii Hore, waxa Qoray Qoraa Mahamoud khaliif Axmed.Q. 1-aad
July 4, 2018Mujtamaca Soomaalida oo Bariga Afrika ku noolaa muddo badan wuxuu soo maray taariikho kala duduwan iyo...


