Stories By Wariye
-
focus
DAAWO: “Madaxweyne Biixi Oo Kaliya Ayaa Ka Hadhay…” Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Waftiga Nabadaynta Ee Ceel-afweyn Tagay
July 9, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay guddiga nabadaynta ee Ceel-afweyn u tagay xalinta...
-
focus
“Guurtidii Waa Hawl-Gab Oo Waxa Isugu Soo Hadhay Odayaal Ciiraya Iyo Dhallinyaro Ku Timid Nidaam Xun Oo Dhaxal Ah…” Siyaasi Cabdillaahi Jawaan
July 9, 2018(SLT-Hargeysa)-Siyaasi Cabdilaahi Cabdi Xaaji Cumar (Cabdilaahi Jawaan) oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ahaana Guddoomiye ku...
-
focus
Maamulka Puntland Oo Markii U Horraysay Ergo Odayaal Ah U Soo Diray Colaada Ceel Afweyn, Balse Ay Diiday Beel Ka Mid Ah Beelaha Walaalaha Ah Ee Dirirsani
July 9, 2018(SLT-Hargeysa)-Maamulka Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa markii u horaysay kashifay inay qorsheeyeen inay nabad ka dhex...
-
focus
DAAWO: Waraysi Kulul Oo Laga Qaaday Xoghayaha Guud Ee Xisbiga WADDANI Iyo Arrimaha Uu Kaga Hadlay
July 9, 2018(SLT-Hargeysa)-Wareysi Kulul Oo Laga Qaadey Xoghayaha Guud Ee Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Iyo Arrimo Xasaasi...
-
focus
DAAWO: “Aniga Oo Qaawan Oo Cagga Cad Ayaa Itoobiya Laygu Wareejiyey..” Qalbi-Dhagax Oo Ka Sheekeeyay Qaabkii Ay Dawladda Soomaaliya Ugu Wareejisay Itoobiya
July 9, 2018(SLT-Nairobi)-Cabdi Kariin Muuse Qalbi-Dhagax oo dhowaan laga soo daayey Xabsi ku yaallo dalka Itoobiya balse ku...
-
focus
Booliska Maraykanka Oo Dilay Ciyaartoy Kubadda Kolayga Caan Ku Ahaa
July 9, 2018(SLT-Los Angeles)-Tyler Honeycutt oo kubadda kolayga cayaara ayaa geeriyooday ka dib markii ay rasaas is weydaarsadeed...
-
focus
Wasiirkii Ingiriiska U Qaabilsanaa Wadaxaajoodka Ka Bixitaanka Midowga Yurub Oo Is Casilay
July 9, 2018(SLT-London)-Is casilaadiisa ayaa imanayeysa maalmo un ka dib markii Theresa May ay xaqiijisay taageerada wasiirada ee...
-
focus
Dawladda Turkiga Oo Shaqada Ka Eriday Kumanaan Qof Iyo Sababta
July 9, 2018(SLT-Ankara)-Dawladda Turkiga ayaa shaqada ka eriday sideed iyo toban kun oo qof oo isugu jira askar,...
-
focus
Qaar Ka Mid Ah Wiilashii Ku Go’doonsanaa Bohol Ku Taalla Dalka Thailand Oo La Soo Badbaadiyay
July 9, 2018(SLT-Thailand)-Afar kamid ah koox wiilal ah oo muddo labada toddobaad ah ku go’odoonsanaa bohol kutaal Waqooyiga...
-
focus
Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Hoggaamiyeyaasha Eritrea Iyo Itoobiya??
July 9, 2018(SLT-Asmara)-Dalalka Eritrea iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyay in dib boorka looga jafo xiriirka diblomaasi iyo midka...


