Stories By Wariye
-
focus
DAAWO: Wasiir Sacad Oo Si Adag Uga Hadlay Shirka Brussles, Maamulka Hawada Somaliland Ee Lagu Wareejiyay Soomaaliya Iyo Wada-hadaladii U Socday Hargeysa Iyo Muqdisho.
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiir Sacad Oo Si Adag Uga Hadlay Shirka Brussles, Maamulka Hawada Somaliland Ee Lagu Wareejiyay Soomaaliya...
-
focus
Xukuumadda Somaliland Oo Markii Ugu Horreeysay Ka Hadashay Mawqifkeeda Ku Aadan Ka Qayb-Galka Shirka Brussels Ee Faysal Cali Waraabe
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay mawqifkeeda ku aadan Shirka Brussels, ka qayb galka...
-
focus
Beesha Caalamka Oo Mar Kale Ugu Baaqday Dawladaha Somaliland Iyo Soomaaliya Inay Soo Celiyaan Wada Hadaladii Hargeysa Iyo Muqdisho
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Wargeyska Geeska Afrika ayaa arkay war-murtiyeedka la filayo in maanta laga soo saaro shirka Brussless ee...
-
focus
Ururka ONLF Oo Ka Hadlay Dagaallo Khasaare Badan Geystay Oo Dhexmaray Qowmiyadaha Oromada Iyo Soomaalida
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Ururka ONLF ayaa ka hadlay dagaallo khasaare badan geystay oo qeybo ka mid ah Itoobiya ku...
-
focus
Baarlamaanka Masar Oo Ansxiiyay Xeerar Cusub Oo Dadka Ajaanibta Ahi Ku Heli Karaan Jinsiyadda Dalkaasi
July 17, 2018(SLT-Masar)-Baarlamaanka dalka Masar ayaa Isniinti shalay ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro...
-
focus
WARBIXIN: Sidee Bilyan Neer Lagu Noqdaa???
July 17, 2018(SLT-London)-Majaladda Forbes ee ka faaloota hodantinimada dadka adduunka ayaa todobaadkan dad badan ka yaabisay, kadib markii...
-
focus
Basaas U Dhalatay Dalka Ruushka Oo Lagu Qabtay Gudaha Waddanka Maraykanka
July 17, 2018(SLT-Washington)-Waaxda Caddaaladda ee dalka Mraaykanka ayaa sheegtay in Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Maria Butina shalay la...
-
focus
Dawladda Soomaaliya Oo Loogu Baaqay Inay Wada-Hadal La Furto Al-Shabaab
July 17, 2018(SLT-Muqdisho)-Wasiirkii hore ee Amniga dowladdii Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay...
-
focus
Madaxweynaha Ruushka Oo Beeniyey Inuu Hayo Xog Dhaawici Karta Sumcadda Donald Trump
July 17, 2018(SLT-Moscow)-Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa wax “aad loogu qoslo” ku tilmaamay in dadka qaarkood u haystaan...
-
focus
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ku Guullaystay Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah Ee Ceel Afweyn Iyo Mas’uuliyiin Xukuumaddii Hore Ka Tirsan Oo Hagar Daamo Ku Haya Shirkaasi
July 16, 2018“Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Ayaa Dadaal Ugu Jira Sidii Uu Shirkaasi U Burburin...


