Stories By Wariye
-
focus
Baadhitaan DNA Oo Lagu Ogaaday Dil La Geystay 30 Sanno Ka Hor
July 18, 2018(SLT-Indiana)-Nin 30 sano ka hor gabadh sideed sano jir ah ku dilay gobolka Indiana ee Maraykanka,...
-
focus
DAAWO: Khudbadii Uu Farmaajo Ka Jeediyay Shirka Brussels Uga Socda Soomaaliya
July 17, 2018(SLT-Brussels)-Waxaa aanu halka idinku soo gudbinaynaa hadalladii uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo ka jeediyay shirkii...
-
focus
“Magdhow Ayaan Siineynaa DP World…” Dawladda Jabuuti Oo Shaacisay Inay Magdhaw Lacageed Oo Badan Siinayso Shirkadda DP World
July 17, 2018(SLT-Jabuuti)-Shirkadda laga leeyahay dalka Jabuuti ee maamusha Dekadda Doraleh ayaa sheegtay inay diyaar u yihiin inay...
-
focus
DAAWO: “Doorashadii Golaha Wakiillada Waxa Ka Hadhay 8 Bilood…” Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Saami-qaybsiga
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si faah-faahsan uga hadlay muranka ka taagan saami-qaybsiga kuraasta golaha wakiillada,...
-
focus
DAAWO: “Soomaaliya Iyada Ayaa Gacanta Inagu Haysa…” Faysal Cali Waraabe Oo Mar Kale Si Cadho Leh Uga Hadlay Ka Qayb-galkiisa Shirka Brussles
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Eng Cali Waraabe ayaa ka hadlay muran ka dhashay ka qeyb-galkiisa Shirka...
-
focus
DAAWO: Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Reer Togdheer Ah Oo Taageeray Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn
July 17, 2018(SLT-Burco)-Mas’uuliyiin Iyo Waxgarad Reer Togdheer Ah Oo Taageeray Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn, Halkan hoose ka DAAWO https://www.youtube.com/watch?v=2-P8qMpTkVM&feature=youtu.be...
-
advertise
DAAWO: “Boqor Buurmadow Maxaa Lagu Xidhay Haddii…” Boqor Iimaan Warsame Oo Ka Hadlay Ergo Reer Somaliland Ah Oo Safar Ku Tagtay Maamulka Puntland
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqor Iimaan Warsame Oo Ka Hadlay Ergo Reer Somaliland Ah Oo Safar Ku Tagtay Puntland, Halkan...
-
focus
Culimada Muqdisho Oo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Kala Hadlay Arrimaha Ka Jira Xajka
July 17, 2018(SLT-Muqdisho)-Raysal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre ayaa xalay wuxuu kulan la qaatay culimada Soomaaliya waxaana uu...
-
focus
DAAWO: “Arrintaasi Maaha Mid Na Qabata Maaha, Waxaan U Sheegayaa Madaxweynaha…” Xildhibaannada Gobolka Awdal Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxweyne Muuse Biixi
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaannada golaha wakiillada ee laga soo doorto gobolka Awdal Jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo...
-
focus
Magaalada Henley Ee Dalka Ingiriiska Oo Dhaqaale Loogu Ururinayo Awdal
July 17, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqolaal qof ayaa ka qaybgalaya toddobadkan xaflad sannadle ah ee lagaga hadlo iskaashiga magaalada Henley ee...


