Stories By Wariye
-
focus
DAAWO: “Wasiir Sacad Lacagtii Siyaasadda Arrimaha Dibadda Loogu Tallo-galay Jeebadda Ayuu ….” Xildhibaan Kijaandhe Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Wasiir Sacad
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Guddida arrimaha dibadda Ee golaha wakiillada Somaliland Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe ayaa waxaa uu maanta...
-
advertise
Guddiga Nabadaynta Ceel-afweyne Oo Meel Fagaare Ah Su’aalo Ku Weydiiyay Suldaanka Guud Ee Habar-jeclo Iyo Suldaanka Guud Ee Habaryoonis Iyo Qaabka Ay Uga Jawaabeen
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddiga Nabadaynta Ceel-afweyne Ayaa Maanta Meel Fagaare Ah Su’aalo Ku Weydiiyay Suldaanka Guud Ee Habar-jeclo Iyo...
-
focus
Xukuumadda Somaliland Oo Digniin U Jeedisay Urur Wada Olole Lagu Qiimaynayo Golaha Wasiirrada
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL, ayaa loogu baaqay inuu faraha kala...
-
focus
DAAWO: Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxda ugu sarraysa Xisbiga UCID ayaa ka hadlay kulankii madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiye Faysal ku dhex-maray...
-
advertise
DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Iyo Cali Khaliif Waxan Leeyahay Meeshii Aad Jeclaydeen Ayaad Tagteene Ha Ku Soo Noqonin Somaliland” Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay Kulankii Magaalada Brussels
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdi Qaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) oo ka tirsan mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland ayaa si adag...
-
focus
Midawga Yurub Oo Dawladda Soomaaliya Ku Eedeeyay Kelitalisnimo Kuna Hanjabay In Ay Ka Goynayaan Kaalmada Ay Siiyaan
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Baarlamaanka dalalka Midawga Yurub, ayaa dawladda Soomaaliya ku eedeeyay xukun keli talis nimo ah iyo in...
-
focus
Wajigii Labaad Shirka Nabadaynta Ceel-afweyn Oo Saaka Furmay + Cabdiraxaam Aw Cali Faarax Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ku Biiray Ergada
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Waxa saaka magaalada Ceel-afweyn ka furmay wajigii labaad ee shirkii nabadaynta beelaha walaalaha ah ee wada...
-
focus
War Deg-deg: Dagaal Saaka Ka Bilaamay Deegaanka Tuke-Raq Iyo Madaafiic Culus Oo Laysku Weeraray
July 21, 2018(SLT-Tuke-raq)-Waxaa xaalad kacsanaan ah laga dareemayaa deegaanka tukaraq ee gobolka Sool halkaas oo saaka Waaberigii laga...
-
focus
331 Neef Oo Adhiya Oo La Gaadhsiiyay Qoysas Ku Caydhoobay Dufaantii Sagar Ee Gobolka Awdal
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Hay’adda kulan Foundation ayaa caawimo ay soo direen gabdho degan dalka Norway gaadhsiisay qoysas ka mida...
-
focus
Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Ka Qayb-galka Shirkii Brusels Ee Eng Faysal, Saami Qaybsiga Wakiilada Iyo Shirka Ceel-Afweyn
July 21, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee uu...


