Stories By Wariye
-
advertise
“Hooyadiin U Sheega..” Cali Guray Oo Ka Hadlay Kulankii Farmaajo Iyo Faysal Cali Waraabe Iyo Sababta Aanu Muuse Biixi U Dhaliilin
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa ka hadlay kulan dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillahi Farmaajo...
-
advertise
Waraabe Qofkii Afraad Habeen Hore Ku Cunay Tuulada Cabdi Geedi Ee Woqooyiga Hargeysa Iyo Dadka Deegaanka Oo Ka Cabanaya Weerar Joogta Ah Oo Uu Ku Hayo
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Wiil 8-jir ah oo Magaciisa lagu sheegay Yaxye Cabdilaahi Xuseen ayuu waraabe habeen hore ku cunay...
-
focus
Cabdiweli Gaas Iyo Muuse Biixi Oo U Baratamaya La Kulanka Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Iyo Arrimaha Ay Doonayaan Inay Kala Hadlaan
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Kadib markii ay dhawaan soo baxaan warar sheegaya in Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu...
-
focus
Jabuuti Oo Warqad Gaadhsiisay Qaramada Midoobay Iyo Walaac Laga Qabo Isku Dhacyo Dhex-mara Jabuuti Iyo Ereteriya
July 19, 2018(SLT-Jabuuti)-Dawladda Jabuuti ayaa wax yar uun kadib markii nabadi ka islaaxday Itoobiya iyo Ereteriya waxay warqad...
-
focus
DAAWO: Tirada Guryaha Dawladda Ee Ay Xaraasheen Xukuumadii Daahir Riyaale Iyo Siilanyo
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Tirada Guryaha Dawladda Ee Ay Xaraasheen Xukuumadii Daahir Riyaale Iyo Siilanyo, Halkan hoose ka DAAWO
-
English
“Farmaajo Waxa Uu Iigu Dhaartay…” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Gaar Ah Oo Uu La Yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen
July 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay shirkii maamulada Soomaaliya iyo beesha caalamka...
-
advertise
Hooyo Maraykan Ah Oo Caruur U Dhashay Wiil Soomaali Ah Oo La Musaafuriyay Oo Ka Hadashay Dareenkeeda
July 19, 2018(SLT-Washington)-Barnaamika Haweenka iyo qoyska ee toddobaadka waxaan ku soo qaadaneynaa wareysi ku saabsan dareenka hooyo maraykan...
-
focus
Lacagihii Lagu Yaboohay Soomaaliya Shirkii Magaalada Brussels
July 19, 2018(SLT-Brussels)-Magaalada Brussels waxaa ku dhammaaday shir si gaar ah looga hadlayey arrimaha ganacsiga Soomaaliya, waxaana ka...
-
focus
Ganacsade Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika
July 19, 2018(SLT-Cape Town)-Budhcad hubeysan ayaa deegan ku dhow magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika waxay ku...
-
focus
20 Sanno Kaddib Maxaa U Qabsoomay Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Dambiyada Ee ICC?
July 19, 2018(SLT-Hague)-Bishan July sanadkii 1998-kii (sideed iyo sagaashankii) waxaa la aasaasay Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee...


