Stories By Wariye
-
advertise
DAAWO: “Faysal Cali Waraabe Waa Kii Lahaa Xabad Ha Lagu Dhufto Inantii Niciima Abwaan Qorane Ee Maanta Isaga Ayay Haysta Ee Xabad….” Xisbiga WADDANI Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladda Dalka
July 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa si adag uga hadlay kulankii Brussles ku dhex-maray Madaxweynaha Soomaaliya...
-
focus
DAAWO: “Waan Dhagaysanayay Madaxweynaha Oo Muu Odhan Doorashada Sidii Hore Ha Lagu Galo…” Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ka Hadlay Xeerka Muranka Badan Dhaliyay Ee Saami-qaybsiga
July 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay xeerka muranka badan dhaliyay ee saami-qaybsiga...
-
focus
War Deg-deg Ah: Shir Guddoonka Golaha Guurtida Oo Si Adag Uga Hadlay Is-casilaada Guddoomiye Saleebaan
July 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Shir Guddoonka Golaha Guurtida Ayaa Ka Hadlay warar sheegaya in uu Is-casilayo Guddoomiyaha Golahaasi Saleebaan Maxamuud...
-
focus
Raysalwasaare-Xigeenkii Hore Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Ku Jooga Cafis Uu Madaxwynuhu U Fidiyay
July 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Raysalwasaare-xigeenkii hore ee dawladda Soomaaliya Ridwaan Maxamed Xirsi, oo dhalasho ahaan ka soo jeeday Somaliland ayaa...
-
focus
Dagaal Culus Oo Ka Qarxay Koonfurta Magaalada Ceerigaabo Iyo Dhimashada Oo Saddex Qof Mareysa Iyo Magacyadda Beelaha Dagaalamaya
July 24, 2018(SLT-Ceerigaabo)-Warar xog-ogaal ah hadda soo gaadhay waxaa ay sheegayaan in deegaanka Ceeryaan ee Koonfurta Magalada ceerigaabo...
-
focus
Mujaahid Axmed Mire Oo Diiday In Uu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi
July 24, 2018(SLT-Hargeysa)-Mujaahid Axmed Mire Maxamed ayaa la sheegay in uu ka cudurdaartay in uu la kulmo Madaxweynaha...
-
English
Wafti Ay Hogaaminayaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Ciidammada Birmadka Iyo Millatariga Oo Hawlgalo Ka Fuliyey 16 Tuulo Oo Hoos Yimaada Degmada Ceel Afweyn
July 24, 2018(SLT-Ceel-afweyn)-Wafti Ballaadhan Oo Iskugu Jira Xukuumada Iyo Ciidamada Qaranka Iyo Birmadka Ayaa Saaka Kormeer Iyo Hawl...
-
focus
Kuuriyada Waqooyi Oo Bilaawday Burburinta Xarumihii Ganatalada Riddada Dheer
July 24, 2018(SLT-Pyongyang)-Muuqaal dhanka Setalitka ah ayaa muujinaya in xukuumadda Kuuriyada Waqooyi ay bilawday burburinta xarumihii muhimka ahaa...
-
focus
Maxkamadda ICJ Oo Imaaraadka Ku Amartay In Ay Dhowrto Xuquuqda Muwaadiniinta Qadara
July 24, 2018(SLT-Dubai)-Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee ICJ ayaa ku amartay dowladda Imaraadka in ay difaacdo xuquuqda...
-
focus
Nin Iyo Xaaskiisa Oo War Ka Akhriyay Taleefishin Ku Yaalla Dalka Kenya
July 24, 2018(SLT-Nairobi)-Dalka Kenya waxaa markii ugu horeysay shaashadaha wararka kasoo muuqanaya lammaane is qaba oo si wada...


