Stories By Wariye
-
focus
Dawladda Soomaaliya Oo Loogu Baaqay Inay Wada-Hadal La Furto Al-Shabaab
July 17, 2018(SLT-Muqdisho)-Wasiirkii hore ee Amniga dowladdii Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay...
-
focus
Madaxweynaha Ruushka Oo Beeniyey Inuu Hayo Xog Dhaawici Karta Sumcadda Donald Trump
July 17, 2018(SLT-Moscow)-Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa wax “aad loogu qoslo” ku tilmaamay in dadka qaarkood u haystaan...
-
focus
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Ku Guullaystay Shirkii Nabadaynta Beelaha Walaalaha Ah Ee Ceel Afweyn Iyo Mas’uuliyiin Xukuumaddii Hore Ka Tirsan Oo Hagar Daamo Ku Haya Shirkaasi
July 16, 2018“Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Ayaa Dadaal Ugu Jira Sidii Uu Shirkaasi U Burburin...
-
focus
Somaliland Miyay Ka Daashay Madax-bannaanidii Ay U Halgamaysa??
July 16, 2018(SLT-Hargeysa)-Magaalada Brussels ee dalka Belgium waxa ka furmay shirka caalamiga ah ee lagaga hadlayo arrimaha Soomaaliya,...
-
focus
DAAWO: “Beesha Caalamka Waanu U Sheegnay Dagaalka Muuse Biixi Ka Wado Tuke-raq…” Cabdiwali Oo U Soo Hanjabay Somaliland
July 16, 2018(SLT-Brussels)-Madaxaynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo khudbad ka jeedinayay shirka Brussels ee dalka Belgium uga...
-
focus
DAAWO: Raysal Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Oo Ka War-bixiyay Shirka Saaka Uga Furmay Magaalada Brussels
July 16, 2018(SLT-Brussels)-Raysal Wasaare Ku-Xigeenka Soomaaliya Oo Ka War-bixiyay Shirka Saaka Ka Furmay Magaalada Brussels, Halkan hoose ka...
-
advertise
“Ergadii Garoowe Tagtay Waxay Ahaayeen Ergo Iskood Isugu Xilqaamay Xabbad-Joojin…” Madaxtooyadda Oo Ka Hadashay Arrimo Xasaasi Ah
July 16, 2018(SLT-Hargeysa)-Dabbaal-degga munaasibaddii 26-kii June 2018, madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo shir-guddoonka guurtida iyo wakiilladu waxay ku caddeeyeen...
-
focus
DAAWO: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Sababta Uu Uga Qeyb-Galayo Shirka Brussels Maamulada Soomaaliya
July 16, 2018(SLT-Hargeysa)-Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay sababta uu uga qeyb-galayo Shirka Brussels ee lagaga hadlayo arrimaha...
-
focus
DAAWO: Maamulo Cusub Oo Somaliland Gudaheeda Lagaga Dhawaaqayo Iyo Xildhibaan Baar Siciid Oo Ka Digtay
July 16, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Baar Siciid Faarax ayaa ka digtay maamulo ay sheegtay in lagaga dhawaaqayo gudaha Somaliland, Halkan...
-
focus
Dawladda Eritrea Oo Dib U Furtay Safaaradeedii Dalka Itoobiya
July 16, 2018(SLT-Eritrea)-Eritrea ayaa dib u furtay safaaraddeedii Ethiopia. Dib u furista safaaradda ee maanta ayaa timid toddobaad...