Stories By Wariye
-
focus
DAAWO: “Madaxweyne Golihii Wakiillada Waxa Aad Ka Dhigtay Golle Isaaq…” Xildhibaan Eedaymo Culus U Soo Jeediyay Madaxweyne Biixi
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Xasan Muuse Hufane oo ka mid xildhibaannada golaha wakiillada ee laga soo doorto gobolka Awdal...
-
focus
DAAWO: Cabdikariin Qalbi-Dhagax Oo Lagu Casuumayo Magaalada Hargeysa + Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Somaliland ayaa casuumad u fidisay Cabdikariin Qalbi-dhagax oo ka tirsan jabhadda ONLF, Faysal Cali Waraabe guddoomiyaha...
-
focus
DAAWO: “Madaxweyne Ku-xigeenku Waxa Uu Yidhi Beelaha Gabooye Kuma Fiicna Inay Muslimiinta Dhex-dhexaadiyaan…” Boqorka Beelaha Gabooye Oo Saylici Ku Eedeeyay In Uu Ka Reebay Ergada Nabadaynta Ceel-afweyn
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Boqorka beelaha Gabooye Boqor Axmed Iiman Warsame ayaa sheegay in Madaxweyne uu beeshooda ka hor-istaagay inay...
-
focus
DAAWO: “Haddii Aanu Nahay Awdal Ma Galayno Doorashada Dambe…..” Xildhibaannada Golaha Wakiillada Ee Gobolka Awdal Oo Shaaciyay In Aan Qayb-galay Doorashada Soo Socota, Farriin Adagna U Diray Madaxweyne Muuse Biixi
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaannada Golaha Wakiillada Ee Gobolka Awdal Oo Shaaciyay In Aan Qayb-galay Doorashada Soo Socota, Waxaanay Farriin...
-
focus
Magacyada Salaadiin Iyo Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo La Sheegay Inay Garowe U Tageen Xal U Raadinta Dagaalka Tuke-Raq
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Maalmihii u dambeeyay waxa magaalada Garowe ee xarunta Puntland ku sugnaa waxgarad reer Somaliland ah oo...
-
focus
Xildhibaan Reer Awdal Ah Oo Sheegay In Xildhibaanada Gobalkoodu Maanta Qaadacayaan Soo Jeedin Uu Madaxweynuhu U Gudbiyay Wakiilada
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanada ka soo jeeda Gobolada Awdal iyo Salel, ayaa maanta iskugu imanaya shir nuxurkiisu yahay inay...
-
focus
Warbixin Caalami Ah Oo Sheegtay In Heshiiska Itoobiya Iyo Ereteriya Saamayn Ku Yeelanayo Jabuuti
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Xarunta caalamiga ah ee Atlantic Council ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, ayaa warbixin ay soo saartay...
-
focus
Ex. Wasiir Cadaani Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa.
July 14, 2018Umadda Jamhuuriyada Somaliland ee Sharafta leh waan salaamayaa , Salaan ka bacdi dhamaantiin Khayr iyo Cafimaad...
-
focus
Degmo Ku Taalla Somaliland Oo Lagu Daray 7-Da Goobood Ee Ugu Da’da Weyn Dunida
July 14, 2018(SLT-Hargeysa)-Raadadka sawir gacmeedka ah ee ku xardhan buuraha Laas-geel ayaa ka mid noqoday 7 goobood ee...
-
focus
Madaxweynaha Dalka Eritrea Isias Afewerki Oo Gaadhay Magaalada Addis Ababa
July 14, 2018(SLT-Addis Ababa)-Madaxweynaha Eritrea Isias Afewerki ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya markii ugu...