Stories By Wariye
-
focus
Xuutiyiinta oo quusiyay markab ganacsi oo Soomaaliya geeyay gargaar cunto
August 1, 2025Kooxda Xuutiyiinta ayaa dhawaan weerar ku qaaday oo quusisay markabka ganacsi oo lagu magacaabo Eternity C...
-
focus
Mareykanka oo sheegay aanu taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso inay ku hantido dekedda Eritrea
July 23, 2025Dowladda Mareykanka ayaa si cad u sheegtay inaysan taageersaneyn qorshaha Itoobiya ay ku dooneyso in ay...
-
focus
Waa kuma Cabdiraxmaan Aadan Qoorgaag
July 22, 2025Cabdiraxmaan Aadan Qoorgaab waa mid ka mid ah dhalinyarada dadaalka badan ee tacabka mugga leh geliyay...
-
focus
Maxaa ka jira in Shiinuhu hub casri ah ka iibiyey Iran?
July 17, 2025Safaaradda Shiinaha ee Israel ayaa 8-dii bishaan July beenisay warbixinno ay soo saareen warbaahinno dibadeed oo...
-
focus
Olole ka dhan ah madaxweyne Cagjar oo ka socda Adis-ababa (yaa wado abaabulkan?)
July 17, 2025Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in olole siyaasadeed oo culus oo ka dhan ah Madaxweynaha...
-
focus
Israa’iil oo duqeysay Taliska dhexe ee militariga dalka Suuriya
July 17, 2025Ciidamada Israa’iil ayaa Arbacadii sheegay in ay duqeeyeen albaabka laga galo xarunta dhexe ee ciidamada Suuriya...
-
focus
TRUMP oo dhaliilay Dhismaha biyo xidheenka Itoobiya
July 16, 2025Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhowaan bayaan uu kaga hadlay dhismaha biyo-xidheenka Itoobiya ee GERD uu...
-
focus
Mareykanka oo cashuur cusub kusoo rogay lacagaha ay soo diraan xawaaladaha ay kamid yihiin kuwa Soomaalida
July 14, 2025Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay sharci cusub oo lagu soo rogay cashuur...
-
focus
XOG: Madaxweynaha IRAN oo la sheegay in uu ku dhaawacmay duqaymihii Israa’iil
July 14, 2025Warar kasoo baxay wakaaladda Fars ee dalka Iran, taasoo si dhow ula shaqeysa Ilaalada Kacaanka (IRGC),...
-
focus
Maraykanka oo $5 Milyan ah oo abaalmarin ah ku raadinaya Abdikadir Mohamed Abdikadir (Ikrima) oo ka dambeeyey weerarkii Kampala
July 13, 2025Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaaciyay inuu bixinayo abaalmarin gaadhaysa $5 milyan...


