Stories By Wariye
-
focus
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hadda La Hadlaya Saxaafadda Iyo Arrimaha La Filayo In Uu Ka Hadlo.
October 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Warbaahinta kala duwan ee ka hawl-gasha magaalada Hargeysa ayaa waxa goor dhawayd loogu yeedhay xarunta Madaxtooyadda...
-
focus
Xildhibaan Reer Yurub Ah Oo Wacad Ku Maray Inuu Xoojinaaya Olalaha Ictiraaf-raadina Somaliland
October 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan James Carver, oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Yurub, ayaa balanqaaday inuu sii wadayo taageeradiisa...
-
advertise
“Islaamku Wuu Xaaraantimeeyay Wanaag Aad Tidhi Dariiq Xun Baan U Marayaa, Haddii Aad Doonayso Inaad Kursi Hesho Waa Inaad Dariiq Toosan Marto..” Sheekh Aadan Siiro
October 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee shalay kaga hadlay ahmiyadda ay...
-
focus
Ciidamo Gadoodsan Oo Ka Cabanaya Mushaar La’aan Oo Xidhay Waddooyinka Magaalada Garoowe
October 20, 2018(SLT-Hargeysa)-Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya inay gadood sameeyeen Ciidamada Madaxtooyada, kuwaasoo...
-
focus
Booliska Itoobiya Oo Sheegay Madaxweynihi Hore Ee Deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar Inuu Isku Dayay In Uu Xabsiga Ka Baxsado
October 20, 2018(SLT-Addis Ababa)-Booliska dalka Itoobiya ayaa maxkamadda Sare ee Itoobiya oo gacanta ku hayso dacwadda Madaxweynihi hore...
-
focus
60 Qof Oo Ku Dhintay Tareen Dad Ku Jiidhay Dalka Hindiya
October 20, 2018(SLT-Hindiya)-In ka badan 60 qof ayaa ku dhimatay 100 kalana way ku dhaawacmeen ka dib markii...
-
focus
Sucuudiga Oo Markii Ugu Horreysay Qirtay Dilka Weriye Jamaal Khashgooji
October 20, 2018(SLT-Riyadh)-Warbaahinta dowladda Sucuudiga waxay sheegtay in weriye Jamaal Khashgooji uu geeriyooday kaddib markii uu ku dhintay...
-
focus
DAAWO: Xasan Sheekh Maxamuud oo Waraysi Xasaasi ah Bixiyey + Dil uu Sheegay Inuu Ka Bad-baaday.
October 19, 2018(SLT-Muqdisho)-
-
focus
Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay Xadhiga Ninkii Maayirka Loo Doortay iyo Waxgarad Kale.
October 19, 2018(SLT-Hargeysa)-Xuseen Shabeel oo ah nin shalay ay maayir u doorteen qaar ka mida dadka ku nool...
-
advertise
Muuse Biixi Oo Ku Ololeeyay Madaxweyne Go’aan Adag Oo Xaalkiisu Hadda Maraayo Dhedo Roob Noqon Wayday..
October 19, 2018(SLT-Hargaysa) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wakhtigii ololaha uu kujiray wuxuu boodh kasta ku xardhay...