Stories By Wariye
-
focus
Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Shariif Sheekh Oo Cambaareeyay Dilalka Ka Dhaca Muqdisho
September 24, 2018(SLT-Muqdisho)-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay dilal ka soo cusboonaaday caasimada dalka...
-
focus
Markab Muhaajiriinta Badbaadin Jiray Oo Diiwaan-galintii Lagala Noqday
September 24, 2018(SLT-Italy)-Markab samatobixinta ka shaqaynayay oo ka hawlgalayay badda Mediterranean-ka ayaa diiwaan galintii lagala laabtay, arrintaas oo...
-
focus
“Khatarta Al Shabaab Waxay U Wareegaysaa Dalka Tanzania…” Hay’adda ICG
September 24, 2018(SLT-Nairobi)-Shan sano ka hor, bishii Siteembar 2013, afar ka mid ah mintidiinta Al Shabaab ayaa gudaha...
-
focus
Odayaasha iyo haldoorka Bariga Magaalada London ee Caasimadda Ingiriiska ayaa soo dhawayn iyo martiqaad u sameeyey Xildhibaan Bidhi (sawirro)
September 24, 2018London (Somalilandtoday)-Waxaa maalintii oo ya taariikhdu kubeegnay 22/09/2018 . Ka Qabsoomay Xaafada White-Chapel Ee Bariga Magaalada...
-
focus
Khilaaf Ka Dhex Qarxay Wasiirrada Arrimaha Gudaha Iyo Maaliyadda Xukuumadda KULMIYE, Maxay Isku Khilaafeen?
September 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Wasiiradda Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Horumarinta Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi ayay fiintu dhex...
-
focus
Dawladda Sucuudiga Oo Indhaha Ku Haysa Inay Xidhiidh La Bilowdo Somaliland Iyo Laba Dhinac Oo Ay Doonayso Inay Ka Caawiso
September 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Dawladda boqortooyada Sucuudiga ayaa la sheegay inay doonayso inay xidhiidh dhow oo cusub la yeelato dalka...
-
focus
Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan Oo Hab Cilmi Ah U Sharaxay Maaddada Falaasta Ku Jirta Ee Soomaalidu Ka Shakiday
September 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Daawo-yaqaanada Somaliland Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan, ayaa ka hadlay maadada asbestosloo yaqaan ee sida kiniinka...
-
advertise
DAAWO: “Madaxweyne Awoodaadii Waa Lagu Shaqaysanayaa..” Qoysas Danyar Ah Oo Sheegay In Xoghayaha Gaarka Ah Iyo Wiil Uu Madaxweyne Biixi Abti U Yahay Dhul Ka Qaadayaan
September 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Qoysas danyar ah oo sheegay In Xoghayaha Gaarka ah Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo wiil uu...
-
focus
DAAWO: Waxgaradka Gobolka Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Ay Shalay Ciidammada Millatariga Ku Qaadeen Kornayl Gamaal Baaxad
September 23, 2018(SLT-Hargeysa)-Waxgaradka Gobolka Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Ay Shalay Ciidammada Millatariga Ku Qaadeen Kornayl...
-
Articles
Xeerka Kufsiga Iyo Qodobbadii Laga Qaylyay. W/Q: C/raxmaan C/laahi Warsame
September 23, 2018Xeerka kufsiga iyo xadgudubyada jinsiga oo la ansixyay 29 July(bishii toddobaad)2018, kadib markii ay soo celiyeen...