Stories By Wariye
-
focus
Toogasho Ka Dhacday Dalka Netherlands Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
March 18, 2019(SLT-Utrecht)-Booliiska magaalada Utrecht ee dalka Netherlands ayaa sheegay in hal qof lagu dilay, dhowr qof oo...
-
focus
Wefti Heer Sare Ah Oo Ka Socda Dalka Ereteriya Oo Somaliland Soo Gaadhay
March 18, 2019(SLT-Hargeysa)-Wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ereteriya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane...
-
focus
Xildhibaan Cabdiraxman Xoog Oo Siro Culus Qarxiyey Iyo Lacag Fidno-Abuur Ah Xukumadda Madaxweyne Biixi Ay Ku Bixisay Itoobiya
March 18, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Cabdiraxman Xoog Oo Siro culus Qarxiyey Iyo Lacag Fidno-Abuur Ah Xukumadda Madaxweyne Biixi Ay Ku...
-
focus
DAAWO: Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Xoghayaha Golahaasi Ku Amray In Uu Warqad Deg-deg Ah U Qoro Komishanka Doorashooyinka
March 18, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Xoghayaha Golahaasi Ku Amray In Uu Warqad Deg-deg Ah U Qoro Komishanka...
-
focus
Weftigii Ugu Cuslaa Ee Ka Socda Dalka Eriteriya Oo Maanta Imanaya Somaliland
March 18, 2019(SLT-Hargeysa)-Wefti uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dawladda Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed, ayaa goordhow imanaya magaalada Hargeysa...
-
focus
“Waxa Caddaatay Inay Agaasimeyaal Cuneen Dhulkaasi Oo…” Xisbiga UCID Oo Soo Bandhigay Dhismeyaal Sifo Sharci-Darro Ah Uga Socda Hargeysa Iyo Boobka Lagu Hayo Hantida Shacabka
March 18, 2019Hargeysa (Somalilandtoday) Mas’uuliyiin ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa shalay kormeer ku tegay dhismeyaal...
-
focus
Raysal Wasaaraha Australia Oo Dhaliilay Hadallada Islaam Nacaybka Ah Ee Uu Ku Hadlay Xildhibaankii Wiilka Yari Madaxa Beedka Kaga Feedhay
March 18, 2019(SLT-New Zealand)-Wakhti warbaahinta dunidu si weyn u qaadaa dhigayso falkii layaabka lahaa ee ka dhacay waddanka...
-
focus
Sheekoonyinka Halyaynimada Ah Ee Ka Soo Baxaya Weerrarkii Masaajidda
March 18, 2019(SLT-Christchurch)-ZeSheekooyin halyaynimo ah ayaa ka soo baxaya weerarkii Jimcihii lagu qaaday labada masaajid ee ku yaalla...
-
focus
Askari Ka Tirsan Ciidanka Dawladda Soomaaliya Oo Muqdisho Ku Dilay Wiil Saddex Maalmood Aroos Ahaa
March 18, 2019(SLT-Muqdisho)-Askari ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa duhurnimadii shalay isgoyska Taleex ee degmada Hodan ku dilay Wiil...
-
focus
Tirada Dadka Ku Dhintay Daadad Ku Dhuftay Indonesia Oo Sii Korodhay
March 18, 2019(SLT-Indonesia)-Ugu yaraan 73 qof ayaa ku dhintay in ka badan 60 qofna waa la la`yahay kaddib...