Stories By Wariye
-
focus
Sarakiisha Xisbiga WADDANI Ee UK Oo Sii Macasalameeyay Masuuliyiin Somaliland Ku Labanaayay.
May 9, 2019(SLT-London) Waxa shalay oo taariikhdu ahayd 06.05.19 ka dhoofay garoonka caalamiga ah ee Waddanka UK Xoghayaha...
-
focus
Hay’adda Danbi Baadhsita Maraykanka Ee FBI Oo Kiis Culus Ku Soo Oogtay Nin Soomaali Ah.
May 9, 2019(SLT-Washington)Hay’ada dambi baarista Mareykanka ee loo yaqaan FBI ayaa dacwad kusoo oogtay nin Soomaali Mareykan ah...
-
focus
DAAWO: “Lix Tallo Ku Dhaqan Inta Aad Sooman Tahay” Sheekh Cumar Dirir
May 9, 2019(SLT-Hargeysa)-Waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa kalmad ku saabsan lix tallo oo muhiim ku ah inta...
-
focus
“Somaliland Way Seexatay Gacmaha Ayey Laabatay Awood Ay Adduunka Kula Hadasho Ma Leh , Wax Adduunka Ka Socda Ma Oga…” Faysal Eedaymihii Ugu Cusla Ugu Jeediyay Xukuumadda Biixi
May 9, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymihii ugu cuslaa u jeediyay...
-
focus
Senator Mustafe Qodax Oo Ganafka Ku Dhuftay Fursad Uu Raysal Wasaare Ku Xigeenka Soomaaliya Sheegay Inay Khasaarisay Somaliland.
May 9, 2019(SLT-Hargeysa)-Senator Mustafe Maxamuud Qodax oo ka mid ah xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka soomaaliya ayaa sheegay...
-
focus
Prof Axmed Ismaaciil Samatar iyo Cali Khaliif Oo Ku Kala Aragti Duwan Somaliland
May 9, 2019(SLT-Hargeysa)-Prof Axmed Ismaaciil Samater iyo Prof Cali Khaliif Galaydh, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Somaliland...
-
focus
Col. Nimcaale Oo Kula Taliyay Madaxweyne Biixi Inuu Ogolaado Inay Raysal Wasaaraha Itoobiya Iyo Farmaajo Yimadaaan Hargeysa.
May 9, 2019(SLT-Hargeysa)-Col. Cumar Maxamuud Nimcaale ayaa madaxweyne Biixi u soo jeediyay inuu qaabilo Raysal wasaaraha Itoobiya iyo...
-
focus
Dilaaliinta Kalyaha: Nin Yemeni Ah Oo Xubnihiisa Lagu Iibiyey $5,000, Masar Gudaheeda
May 9, 2019(SLT-Yemen)-Cusbitaal ku yaala Masar iyo Saraakiil ka tirsan Safaarada Yemen ay ku leedahay Qaahira, ayaa ku...
-
focus
Haweenay Nebiga Aflagaadaysey Oo Kanada U Qaxday
May 9, 2019(SLT-Ottawa)-Asia Bibi oo ah Haweenay Kiristaan ah oo u dhalatay Dalka Pakistan, ayaa gaadhay dalka Kanada...
-
focus
Ruushka Oo Dalkiisa Ka Ceydhiyay Diblumaasiyiin U Dhashay Sweden
May 9, 2019(SLT-Moscow)-Dowladda Ruushka ayaa dalkeeda ka ceydhisay laba diblumaasi oo u dhashay Sweden kadib markii xukuumada Stockholm...