Stories By Wariye
-
focus
Madaxweynaha Somaliland Oo Magacaabid Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay
June 24, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu...
-
focus
Dawladda Sacuudiga Oo Shuruud Cusub Ku Xidhay Xoolaha Somaliland Ee Xilliga Xajka + Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Ku Gacan-saydhay
June 24, 2019(SLT-Hargeysa)-Waddanka Sacuudiga ayaa sannadka shuruud cusub ku soo rogay xoolaha xilliga Xajka ee Somaliland. Qoraal rasmiya...
-
focus
Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Nin Diinta Kiristaanka Fidinayay Magaalada Berbera
June 24, 2019(SLT-Berbera)-Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Nin Diinta Kiristaanka Fidinayay, Halkan hoos ka DAAWO
-
focus
“Shidaalkii Ummadu Wada Keeni Jirtay Ee Intaas Oo Qof Ka Shaqayn Jireen Ayaa La Yidhi Nin Kaliya Ayaa Lagu Wareejinayo….” Xildhibaan Nacnac
June 24, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo kamid ah gollaha wakiillada Somaliland ayaa si adag uga hadlay...
-
focus
Wada-hadalladii Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Maalinta Berri Ah Ka furmaya Dalka Kenya Iyo Nuxurka Qodobada Laga Wada Hadlayo
June 24, 2019(SLT-Nairobi)-Kulan hordhac u ah wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa maalinta berri ah ka furmaya magaalada Nairobi...
-
focus
Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanka Oo Maanta Gaadhay Sucuudiga
June 24, 2019(SLT-Riyadh)-Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa Isniinta Maanta gaadhay Dalka Sucuudiga, isagoo uga...
-
focus
Cabsi Laga Qabo IRAN Iyo Ruushka Oo Kor U Qaadday Suuqa Kala Iibsiga Hubka
June 24, 2019(SLT-Tehran)-Shirkadaha Sameeya Hubka ee Maraykanka ayaa sheegay in baahida reer Yurub u qabaan Diyaaradaha dagaalka ee...
-
focus
Turkiga: Nin Soomaali Oo Lagu Sameeyey Qaliin Culus Oo Dib U Soo Celiyey Iftiinka Ishiisa
June 24, 2019(SLT-Ankara)-Cisbitaal ku yaalla caasimadda dalka Turkiga ee Ankara ayaa ku guuleystay inay qaliin casri ah ku...
-
focus
Itoobiya Oo U Baroordiiqeysa Saraakiishii Lagaga Dilay Isku Daygii Afgembi
June 24, 2019(SLT-Addis Ababa)-Itoobiya ayaa ku dhawaaqday maalin baroordiiq ah si loo xuso madaxdii lagu dilay isku daygii...
-
focus
Mucaaradka Turkiga Oo Mar Kale Ku Guulaystay Doorashadii Istanbul
June 24, 2019(SLT-Istanbul)-Musharraxa ka socday xisbiga mucaaradka ah ee CHP ninka la yiraahdo Ekrem Imamoglu ayaa ku guuleystay...