Stories By Wariye
-
focus
Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Jarmalka Oo La Filayo In Uu Isku Casilo Arrimaha Qaxoontiga
July 3, 2018(SLT-Berlin)-Wasiirka Arrimaha gudaha ee dalka Jermalka ayaa lagu soo warramayaa in uu iskudayay in uu is...
-
focus
Ururka L-Shabaab Oo Dilay Nabaddoon 93 Jir Ahaa
July 3, 2018(SLT-Balcad)-Kooxda Al-Shabab ayaa galinkii dambe ee maanta meel fagaaro ah ku toogtay nabadoon caan ka ah...
-
focus
Dagaallada Ka Dhacay Koonfurta Suuriya Oo Ay Ku Barakaceen Dad Ka Badan 270,000 Qof
July 3, 2018(SLT-Suuriyada)-Ugu yaraan 270,000 oo qof oo degganaa Koonfurta-Galbeed ee Suuriya ayaa guriyahooda ka qaxay tani iyo...
-
advertise
Dib U Milicsiga Is-Barbar-Dhigga Go’aamadii Wakhtiyo Kala Duwan Laga Soo Saaray Shir-Beeleedyadii Beelaha Garxajis, Habar-Jeclo Iyo Habar Awal
July 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Tan iyo In Muddo ah waxa ay Beelaha Somaliland qaarkood hore u qabsadeen shir-beeleedyo kala duwan...
-
focus
Qaramada Midobay Oo Ka Hadashay Deeqaha Gaarka Loo Siiyo Somaliland + Warqadii Ay Soomaaliya U Dirtay Oo Aan Wali Heshiis Laga Gaadhin
July 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Ku-xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Peter De Clercq ayaa...
-
focus
DAAWO: “Ma Filaayo Inuu Muuse Biixi Lix Bilood Oo Danbe Sii Joogi Doono…” Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo U Soo Hanjabay Somaliland
July 2, 2018(SLT-Garoowe)-Madaxweyne ku xigeenka maamul gobolleedka Puntland Cabdixakiim Xaaji Cumar Cameey ayaa hanjabaad culus u soo diray...
-
advertise
Madaxwayne Biixi Oo Kulan Qarsoodi Ah Madaxtooyada Kula Yeeshay Salaadiinta Beesha Habar-Jeclo Iyo Arrimaha Ay Ka Wada-hadleen
July 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay xafiiskiisa ku qaabilay Salaadiinta Beesha Habar-jeclo inkasta...
-
Articles
Somalidu Dhaqankeeda Geelay Kala Dhacdaa, Geelii La Dhacay Oo Dhalayoo La Isu Soo Celiyey Lama Arag
July 2, 2018Taariikhda Somalida Iama soo marin geel la dhacay oo ISAGOO DHALAY la isu soo CELIYEY. Shirka...
-
Articles
Abdirahman Artan Oo Hambalyo U Diraya Shirka Beelah Garxajis Ee Ku Soo Gebogeboobay Buurta Gacan Libaax.
July 2, 2018Aniga oo ku hadlaaya magacayga iyo ka beelaha garxagis ee ku dhaqan dalalka scandinaviankawaxaan halkan Hambalyo...
-
advertise
Suldaanka Beesha Madaxweyne Muuse Biixi Oo Naqdiyay Qodobada Ka Soo Baxay Shirka Beelaha Garxajis
July 2, 2018(SLT-Hargeysa)-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Sacad Muuse ayaa ka hadlay qodoba ka...