Stories By Wariye
-
English
“Hadday Somaliland Gacanta Muuse Biixi Iyo Tallo-Xumadiisa Ku Burburi Weydo, Weligeed Burburi Mayso” Abwaan Weedhsame
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka abwaaniinta caanka ah Somaliland ayaa si weyn u dhaliilay...
-
advertise
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Hadlay Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal U Dhexeeya Laba Beelood Oo Markale Ka Dhacay Deegaanka Ceel-Afweyn
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa Maanta ka hadlay Dagaal u dhexeeya laba beelood...
-
focus
Xildhibaanno Iyo Waxgarad Si Adag Uga Hadlay Dil Shalay Ka Dhacay Gobolka Salal
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaanno Iyo Waxgarad Si Adag Uga Hadlay Dil Shalay Ka Dhacay Gobolka Salal, Halkan hoose ka...
-
focus
DAAWO: Xukuumadda Somaliland Oo Xidhay 3 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Boorama
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland Oo Xidhay 3 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Boorama, Halkan hoose ka DAAWO
-
focus
Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Ceela-fweyn
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Ka Hadlay Dagaalkii Shalay Ka Dhacay Deegaanka Ceela-fweyn, Halkan hoose ka...
-
focus
SOMALILAND: Shirkii Golaha Wasiirada Oo Lagaga Dooday Ammaanka Dalka.
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Kal-fadhigii 41-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse...
-
focus
Mareykanka Iyo Dalalka Khaliijka Oo U Tashanaya Iran
September 19, 2019(SLT-Washington)-Mareykanka ayaa Sacuudi Carabiya iyo dalalka Khaliijka kala tashanaya jawaabtii laga bixin lahaa weerarkii lagu qaaday...
-
focus
“Shidaalka Ay Xukuumaddu Keenaysaa Waa Khalad, In Wakaaladii Batroolka La Sameeyo Oo Xeerkeediina La Dejiyaa Ayaa Ka Horraysa…” Xildhibaan Siciid Warsame Gaani
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Siciid Warsame Gaani oo ka mid ah golaha wakiillada Somaliland ayaa waraysi lala yeeshay waxa...
-
focus
Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyne Muuse Biixi U Gudbiyay Xubinta Uu U Xulay Komishanka Cusub Ee Doorashooyink
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa shalay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay xubinta uu...
-
English
“Waanu Ka Horraynaa Dawlado Badan Oo La Ictiraafsan Yahay….” Madaxweyne Biixi Oo Sheegay In Somaliland Horumar Balaadhan Gaadhay 28 Sannadood Oo Ay Jirtay
September 19, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa ammaanay halka ay Somaliland gaadhay 28 sannadood oo ay ahayd...