Stories By Wariye
-
focus
DAAWO: Kornayl CAARRE Oo Ku Gacan-saydhay Cafis Uu U Fidiyay Madaxweyne Biixi
October 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Kornayl Siciid Cawil Caarre ayaa ku gacan saydhay heshiis ay maanta hargeysa ku wada yeesheen madaxweynaha...
-
focus
Madaxweyne Biixi Oo Soo Bandhigay Xalka Colaadda Ceel-Afweyn
October 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Biixi Oo Soo Bandhigay Xalka Colaadda Ceel-Afweyn, Halkan hoose ka DAAWO
-
focus
Dagaal Dhax-maray Ciidammada Jabuuti Iyo Kuwa Soomaaliya
October 6, 2019(SLT-Jalalaqsi)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal u dhaxeeyay ciidammada Jabuuti ee AMISOM iyo Ciidammada Maamulka...
-
focus
Haween Derbi-jiif Ahayd Oo Isu-bedeshay Fannaanad Caan Ah
October 6, 2019(SLT-Washington)-Sarkaal ka tirsan booliska Magaalada Los Angeles ee dalka Mareykanka, ayaa mar uu marayay wado ku...
-
focus
Madaxweynayaashu Sawir Mala Geli Karaan Dembiile Dagaal??
October 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Dunida kama dhacdo in qof dembiile dagaal ah oo xukun ku dhacay uu sawir la galo...
-
focus
DAAWO: ”Wax Caarre Diido Lamaanu Qaadan Madaxweynaha…” Boqor Maxamed Nuux
October 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Madax-dhaqameedka Garxajis ayaa ka hadlay nuxurka arrimo ay isla qaateen Madaxweynaha Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO
-
focus
Waa Maxay Cafisku? Muxuu Se Kaga Duwan Yahay Saamaxaadda? W/Q Garyaqaan Guuleed Dafac
October 6, 2019Awoodda bixinta cafis (amnesty) ama saamaxaad (pardon) waxa iska leh oo ay gaar u tahay madaxwaynaha...
-
focus
Kuuriyada Waqooyi Oo Ku Dhawaaqday In Uu Burburay Wada Xaajoodkii U Dhaxeeyay Mareykanka
October 6, 2019(SLT-Pyongyang)-Wadahadallada Niyuukleer-ka ee u dhaxeeyay saraakiil ka socota xukuumadda Washington iyo Pyongyang, oo ka socday dalka...
-
focus
“Madaxweyne Xiisada Ka Taagan Deegaanka Saylac Saddex Wasiir Oo Aad U Soo Dirtaa Waxba Kama Qaban Karaan” Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye
October 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana soo jeeda Gobolka Awdal,...
-
focus
Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Sheegay Inaan Cid Somaliland Ka Tirsani Ka Qaybgali Karin Caleema-Saarka Axmed Madoobe
October 6, 2019(SLT-Hargeysa)-Garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland, Cabdisamad Cumar Maal ayaa sheegay inaan cid Somaliland ka tirsani aanay...