Connect with us

somalilandtoday.com

Wararkii Ugu Dambeeyay Taliyihii Ciidammada Somaliland Ee Aagga Taleex Oo Jidgooyo Lagu Dilay Iyo Guddoomiyihii Taleex Oo Dhaawiciisa La Soo Gaadhsiiyay Hargeysa

News

Wararkii Ugu Dambeeyay Taliyihii Ciidammada Somaliland Ee Aagga Taleex Oo Jidgooyo Lagu Dilay Iyo Guddoomiyihii Taleex Oo Dhaawiciisa La Soo Gaadhsiiyay Hargeysa

(SLT-Laascaanood)-Ciidamada maamul gobolleedka Puntland jidgooyo ku dileen Gaashaanle Saleebaan Cabdi Caatay oo ahaa taliyihii millateriga Somaliland aagga Taleex.

Guddoomiyhi Taleex ayaa isna dhaawac culus soo gaadhay waxaana dhaawiciisa la keenay Cisbitaalka weyn ee magaalada Laascaanood ka dib waxa loo soo dhaadhiciyay magaalada Hargeysa, Halkan hoose kaga boggo wararkii ugu dambeeyay

Continue Reading
Advertisement
You may also like...

More in News

To Top