Connect with us

somalilandtoday.com

Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay madaxweynaha dalka Turkiga

focus

Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay madaxweynaha dalka Turkiga

Somaliland oo si kulul ugu jawaabtay madaxweynaha dalka Turkiga

Wasaraadda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa si kulul ugu jawaabtay madaxweynaha dalka Turkiga Rejeb Dayyib Erdogan kaas oo maalintii shalay booqasho uu ku yimi magalaada Addis ababa kaga hadlay aqoonsiga Somaliland isaga oo sheegay in aanu aqoonsiga Somaliland faa’iido u lahayn dalalka Geeska Afrika.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa lagu cambaareeyey weedhaha Erdogan iyada oo loogu baaqay in uu joojiyo fara gelinta uu ku hayo gobolka Geeska Afrika.

Turkiga ayaa si weyn u sii xoojiyey dagaalkiisa ka dhanka ah Somaliland isaga oo doonaya in cadaadis la saaro dalalka loo arko in ay u xaglinayaan dhinaca Somaliland maaddama oo Somaliland ay ku taalla barta ugu muhiimsan ee gacanka Cadmeed taas oo hoos u dhigaysa saamaynta Turkiga ee Geeska Afrika.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top