Connect with us

somalilandtoday.com

Ciidamada Mareykanka oo qabsaday Markab shidaal

focus

Ciidamada Mareykanka oo qabsaday Markab shidaal

Ciidamada Mareykanka oo qabsaday Markab shidaal

Ciidamada Mareykanka ayaa qabsaday markab shidaal oo lagu magacaabo Veronica III, kaas oo sitay calanka Panama kuna safrayey Badweynta Hindiya.

Maraykanka ayaa ku eedeeyay markabka inuu jebiyay cunaqabataynta saaran shixnadaha saliidda ee ka imanaya Venezuela.

Waashitoon ayaa dhawaan kordhisay cadaadiska saaran Venezuela ee ku aaddan cunaqabataynta saaran dhoofinta shidaalka iyada oo gacanta ku soo dhigtay maraakiib shidaal oo dhawr ah.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top