Connect with us

somalilandtoday.com

Nuxurka saddex heshiis oo ay kala saxeexdeen dalalka Imaaraadka Carabta iyo Hindiya

focus

Nuxurka saddex heshiis oo ay kala saxeexdeen dalalka Imaaraadka Carabta iyo Hindiya

Nuxurka saddex heshiis oo ay kala saxeexdeen dalalka Imaaraadka Carabta iyo Hindiya

Madaxweynaha Imaaraadka Carabta oo maanta booqasho rasmi ah ku tegay dalka Hindiya halkaas uu kulan kula yeeshay Raysal wasaaraha Hindiya Narendra Modi.

Labada waddan ayaa kala saxeexday heshiisyo saddex dhinac ah kuwaas oo kala ah.Heshiis difaac oo labada dhinac u dhexeeya taabanaya ammaanka iyo difaaca Hindiya iyo Imaaraadka Carabta.

Heshiis Hindiya ku samaynayso kaabeyaasha tamarta Nuclear-ka oo uu yeelanayo dalka Imaaraadka Carabtu.

Heshiis la xidhiidha dhinaca Technology-da casriga ah gaar ahaanna barmaamijka AI.Saddexdan Heshiis waxa ugu weyn heshiiska difaaca kaas oo sida muuqata jawaab u ah heshiiskii ay wada galeen Sucuudiga iyo Pakistan.

Labada dhinac waxa kale oo la tuhunsan yahay in ay ka wada hadleen arrimaha badda cas iyo Geeska Afrika gaar ahaaanna dagaalka Sudan iyo arrimaha dalka Ethiopia.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top