Connect with us

somalilandtoday.com

Ugu yaraan 12 Askari oo geeriyooday  dagaal ka dhacay dalka Jabuuti

focus

Ugu yaraan 12 Askari oo geeriyooday  dagaal ka dhacay dalka Jabuuti

Ugu yaraan 12 Askari oo geeriyooday  dagaal ka dhacay dalka Jabuuti

Ugu yaraan 12 Askari oo ka tirsan ciidanka waddanka Jabbuuti ayaa geeriyooday kadib markii fadhiisan ay leeyihiin ay weerar ku soo qaaday jabhadda Canfarta ee mucaaradka ah.

Sidoo kale wararku waxa ay sheegayaan in Askar kale lagu dhaawacay weerarka oo ka dhacay deegaanka Garabtiisa.

Sidoo kale waxa lagu soo warramayaa in ay Askar kale oo nool ka afduubteen goobta oo ahayd xero ay degan yihiin Millateriga Jabbuuti.

Wixii warar ah ee ka soo kordha halkan kala soco.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top