Connect with us

somalilandtoday.com

Amiirka Qatar oo dhex dhexaadin ka dhex billaabay dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga iyo madaxweynaha Imaaraadka Carabta

focus

Amiirka Qatar Tamim bin Hamad ayaa dhex dhexaadin ka dhex billaabay dhaxal-sugaha boqortooyadda Sacuudiga, Maxamed Bin Salmaan iyo madaxweynaha Imaaraadka Carabta, Mohammed bin Zayed , kaddib markii labada hoggaamiye uu soo kala dhex galay khilaaf bannaanka usoo baxay oo ka dhashay tartanka awoodda gobolka , iyadoo Amiirka Qatar uu maanta labada dhinac telefoon kula xidhiidhay, sida ay xaqiijiyeen wakaaladaha wararka rasmiga ah ee Qatar iyo Imaaraadka Carabta.

More in focus

To Top