Connect with us

somalilandtoday.com

Israa’iil oo dib u soo cusbooneysiisay xasuuqa shacabka Falastiin

focus

Israa’iil oo dib u soo cusbooneysiisay xasuuqa shacabka Falastiin

Israa’iil oo dib u soo cusbooneysiisay xasuuqa shacabka Falastiin

Ugu yaraanj 22 Falastiiniyiin ah ayaa lagu dilay weerarro cirka oo is daba joog ah oo ay Israa’iil ku qaadday waqooyiga iyo bartamaha Qasa, sida ay sheegeen saraakiisha difaaca rayidka iyo caafimaadka ee Xamaas.

Waxay sheegeen in ilaa shan goobood la duqeeyay, waxaana ka mid ah guryo la deggan yahay.

Taliye sare oo Xamaas ah ayaa ka mid ah dadka dhintay, sida laga soo xigtay ilo gudaha ah. Milatariga Israel ayaa sheegay inay Xamaas ku beegsadeen Qasa taasoo looga jawaabayay dhacdo goor hore shalay dhacday.

More in focus

To Top