Connect with us

somalilandtoday.com

Trump oo la dhaafiyey billadii Nabadda adduunka ee sannadka 2025-ka, yaa ku guulaysatay??

focus

Trump oo la dhaafiyey billadii Nabadda adduunka ee sannadka 2025-ka, yaa ku guulaysatay??

Trump oo la dhaafiyey billadii Nabadda adduunka ee sannadka 2025-ka, yaa ku guulaysatay??

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa la dhaafiyey Bilada Nabadda Adduunka (Nobel Peace Prize) ee sannadkan 2025-ka taas oo ay ku guulaysatay Maria Corina Maria Corina Machado oo ah hoggaamiyaha mucaaradka iyo u ololeysaha dimuqraadiyeynta Venezuela ayaa ku guuleysatay Biladda Nabada Aduunka sida uu shaaciyey Guddiga Billadda ee Norway.

Maria ayaa lagu ammaanay doorkeeda dimuqraadiyada dalka Venezula Guusha Machado ayaa si weyn u qabsatay warbaahinta caalamka iyadoo lagu tilmaamay in abaalmarintani aay tahay mid astaan u ah halganka mudada dheer ee aay ku jirto bulshada u dagaalamaysa xoriyada iyo kala dambeynta siyaasadeed ee Venezuela waa sida aay hadalka udhigeene.

Madaxweyne Donald Trump oo si weyn u raadinayey biladan kadib heshiisyo dagaal oo uu ku faanay ayaa ku goodiyey in uu Norway ku soo rogi doono canshuuro dheeri ah hadii aanu helin abaalmarinta uu doonayey oo lagu dhawaaqay inay ku guuleysatay Maria Corina Machado.

More in focus

To Top