Connect with us

somalilandtoday.com

Dukumintiyo sirdoon oo laga helay hay’adda sirdoonka dalka Ruushka

focus

Dukumintiyo sirdoon oo laga helay hay’adda sirdoonka dalka Ruushka

Dukumintiyo sirdoon oo laga helay hay’adda sirdoonka dalka Ruushka

Dukumintiyo sirdoon oo laga helay hay’adda sirdoonka Ruushka ee FSB, ayaa lagu sheegay in sirdoonka Ruushka ay u aqoonsanyihiin Shiinaha ‘cadow’,iyagoo ku eedeynaya inuu Shiinaha xado xogta wax soosaarka difaaca, oo ay u fududeeyaan basaasiin badan oo dhaqaale badan uu siiyo oo qaarkood xilal sare ka haya hay’adaha dawladda Ruushka , oo ay ku jiraan ; milatariga iyo saynisyahannada hubka oo la wadaagaa xogta tiknoolajiyada iyo hubka.


Dukumintiyadan oo uu helay wargeyska galbeedka ka soo baxa ee New York Times, oo u muuqda kuwa la qoray dabayaaqadii 2023 illaa horraantii 2024, ayaa sidoo kale lagu sheegay inuu Shiinaha basaaso warbixinnada sirdoon Ruushka ay ka soo aruuriyaan hubka iyo tiknoolajiyada reer galbeedka ee Ukraine ay u adeegsato dagaalka Ruushka, si uu wax uga barto hubka reer galbeedka.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top