Connect with us

somalilandtoday.com

Xukuumadda Somaliland oo muddo saddex maalmood ah u qabatay inay dalka ka baxaan dadka ajaanibta ah ee aan sharciga haysan

focus

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Somaliland ayaa amar ku soo saartay in berri laga bilaabo ay dalka ka baxaan dadka ajaanibta ah ee aan sharciga haysan kuwaas oo loo qabtay muddo saddex maalmood ah.

Warqad uu ku saxeexan yahay Wasiir Cabdalle Carab ayaa Taliyeyaasha laamaha kala duwan ee amniga lagu war geliyey amarkan lagu saarayo dadka sharci darrada waddanka ku jooga.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top