Connect with us

somalilandtoday.com

Pope Francis oo geeriyooday

focus

Pope Francis oo geeriyooday

Pope Francis oo geeriyooday

Pope Francis ayaa ku dhintay da’da 88 jir, sida ay shaacisay Kaniisadda Vaticanka.

Cardinal Jorge Mario Bergoglio ayaa loo doortay inuu hoggaamiyo kaniisada Katooliga bishii Maarso ee sanadkii 2013-ka ka dib markii uu xilka ka degay ninkii isaga ka horeyay ee Pope Benedict XVI.

Click to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.

More in focus

To Top