Connect with us

somalilandtoday.com

“Internet-ka Ukraine waan ka jari doonnaa, haddii ayna oggolaan heshiiska Maraykanku doonayo in uu ku qaato macdanta qaaliga ah ee Ukraine..” Trump

focus

Wakaaladda wararka Reuters, ayaa ku warrantay inuu maamulka Trump ugu hanjabay Ukraine inay ka jari doonaan adeegsiga Internetka dayax-gacmeedka ku xiran ee Starlink oo ah shirkad uu leeyahay Elon Musk, haddii aysan Ukraine oggolaan heshiiska macdanta ee Mareykanka uu doonayo inuu ka qaato Ukraine.

Internetka Starlink, waa midka kaliya ee ciidanka iyo dadka Ukraine ay adeegsadaan , haddii la xiro waxay ka dhigantahay inuu lumay khadka adeegga Internetka ee guud ahaan Ukraine , tan oo ah sababta ay hab cadaadis uga adeegsanayaan maamulka Trump.

More in focus

To Top